Cadawga Xabadda Igusoo Ridaya Waxaa Iiga Daran Kan Hoosta
Transcription
Cadawga Xabadda Igusoo Ridaya Waxaa Iiga Daran Kan Hoosta
Cadawga Xabadda Igusoo Ridaya Waxaa Iiga Daran Kan Hoosta Iga Cunaya Sidii Aboorka … Xog Xaqaa’iq Asraar iyo (SAWIRO). Bismilaahi Raxmaani Raxiim. Xalay labo indhood oo aan leeyahay iskuma keenin waxana lawadaagaa hurda la’aanta iyo welwelka malaayiin muslimiin ah oo isugu jira Hooyooyin Caruur Odayaal Dhalinyaro kuwaas oo aan habeena hurdada ladin kadib markii cadaw iskuso bahaystay oo isaga yimi meel kasta siday uxasuuqi lahaayeen shacabkaas qiray inusan jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee sidoo kalana qiray inay isku dhaqaan wuxuu alle soo dajiyay shacabkaas ayan lawadaagaa hurda la’aanta iyo soojeedka inkastoo aanan ku dhexjirin hadana waxa haysta ayaa anigana halkaan igu haysta dadka walaalaha ee mujaahidiinta ah ee qurba jooga ah waxay ku nool yihiin nolasha ay kunool yihiin mujaahidiinta gudaha. Walaalayaal mafiicna inaan ku dheeraado ararta waayo wakhtiga ayaan igu dheerayn, waxan ugalayaa dulucda hadalkayga iyo ujeedada aan ka lahaa cinwaankan. Walaalayaal sidad wada ogtihiin xaalada maanta ay kujiraan muslimiinta caalamka gaar ahaan muslimiinta soomaalida waxa isugu yimi dhamaan intuu ilaahay necbaa, xaalada soomaaliya waxay soo martay maraaxiil aad udhaadheer oo laga soo bilaabi karo ilaa islaamku soomaaliya uu soo gaaray intaas xaalada soomaaliya waxay ahayd mid udhaxaysay siraac iyo damac gaalo taas oo salka kuhaysay siraac diimeed iyo mid dhuleed, siraac diimeed wuxuu ahaa in dadka soomaaliyeed ilaahay udoortay inay islaam noqdaan ilaahayna wuxuu daris nagala dhigay dadka aduunka ugu xun ama ugu tadarufsan diinta kiristanka ee masiixiyada dadkaas waa shacabka itoobiya oo ah jaraathiim ama jeermis wasakhaysan oo kujira binu aadam una baahan in laga jaro dadka itoobiya waxay haystaan qayb ahaan diinta kiristanka ee ortodhakiska oo ah tan uu haystay bushkii maraykan islaamkana kullaynayey, waxa intaas dheer in dalka itoobiya ay kuyaalaan kaniisadaha ugu waawayn ee caalamka marka laga reebo Fatikanka yurub ee ku taal Roma casimada Talyaaniga sida darteed markii loo fiiriyo dastuurkooda waxa kutaal macquul maaha inay noolaadaan shacabka soomaaliyeed ilaa inay kiristaan noqdaan maahee taas oo ilaa hada aysan usuurta galin oo waa kan aan wili farta taagayna oo aan leenahay Allaah Allaah Axad Axad. Hadaba dagaalka maanta socdaa waxa laga soo kala qaaday afarta jiho waxana lagusoo qaaday shacab muslim ah anigoon kala saaraynin muslim waayo maba kala baxo muslimku. Wadamada nagusoo duulay waa kuwo aan naqaan sida loola dagaalamo iyo sida la isaga dhiciyo balse waxa jira aboor hoosta naga cunaya oo jir ahaan anaga noo eg shape ahaana anaga noo eg dharka aanu xiranana xirana markii cadowgu horta nooga yimaado gadaal nooga imaanaya. Hadii aan xuso waxa nala dagaalamaya waxan ku tilmaami karaa intii ilaahay necbaa oo ah gaalo iyo munaafiqiin ku dhexjira muslimiinta, tir ahaan hadii aan uqoro waa sidan: 1. 2. 3. 4. 5. Itoobiya Uganda Burundi Kenya Jabuuti Intaas oo ah inta dhulka soomaalida joogta hadana inta cirka nagala dagaalamaysa iyo inta soo taakulaynaysa cadowga: 1. Maraykan NETO 2. UN 3. Jaamacada carabta (wadamada carabta) 4. Midowga afrika 5. IGAD 6. Midowga yurub Intaasina waa inta maal galinta iyo taageerada kuwada hadana waxa sheegayna copy ga ama koobiga iyo daba dhilifyada lagu shaqaysto ee loo yaqaan MALIIBAANAYAASHII LAGU LIIBAANAY: 1. Somaliland 2. Puntland 3. Galmudug 4. Ahlu sun waljimaac (suufiyo,qabuuryiin) 5. TFG 6. Ictisaam 7. Islaax 8. Salaf jadiid 9. Calmaaniyiin 10. PIS (ashahaado ladirir) 11. Madoobayaal Walaalayaal markaad dhinac ka fiiriso waxan noqonaynaa dad ay ladagaalamayaan caalamka shan meeloodoow afar meelood. Balse waxa intaas ugu daran uguna xun niman ladhaho Ictisaam oo ah nimanka aan maqaalkaan ugaar yeelay maxaa yeelay waa aboorka aan idiin sheegayo run ahaantiina cadoga iyagaa ka daran oo ka xun waayo waa dad markii aad cadowga ladagaalamayso lasafan cadowga markii aad ka guulasatana agtada imaanaya oo kuleh waatii aan cadowga kaa dhicinayey ama aan kula safnaa tuute ayuu qaadanayaa wuxuuna sheeganayaa inuu mujaahid yahay waa goorma waa goor ay xero iyo fandhaal kala dhaceen oo cadowgii labaacsaday waa nooc ka mid ah fulaynimada bal waa tan ugu liidata noocyada fulaynimada. Waxan jeclahay inaan halkaan kusoo qaato dhawr cadaymo kadibna aan idiin raaciyo dhawr digniino iyo khatarta ay leedahay cunsurka ictisaam ladhaho. Waxan jeclaan lahaa inaan ku hormaro waa maxay ictisaam? oo dad badani ay is waydiinayaan. ICTISAAM waa unogyo iyo khilyooyin isku tagay oo binu aadam ah oo waxyaalo gaar ah ku midaysan korka markaad ka fiirisina aad umalaynayso inay xiriirsan yihiin balse hoosta ka googo’an waa dad da’ ah ama odayaal ah oo isku yimi kuna hishiiyay ﺣب اﻟدﻧﯾﺎ وﻛراھﯾﺔ اﻟﻣوتaduunyo jacayl iyo geeri nacayb uma aabe yeelaan wixii ka horyimaada dantooda, waa dad kooban oo fara kutiris ah malaha dhalinyaro waa odayaal iyo gacsato aan badnayn hadii lafiiriyo meelahay kasoo kala jeedaan waa hadii aan u ictibaarino arinta ay aaminsanyihiin ee xuduudaha beenta ah ee gaalka cad dajiyay waxay ka soo kala jeedaan Soomaali Itoobiyaan Eratarian Kenyan American Hollandis iyo jinsiyada kale oo badan waxa isku keenay inay islaamka dantooda ka raacdaan waxay isku tilmaameen culimo dadka ayey hor istaageen iyagoo is oohiyay markii la aamusiyayna dalbaday lacago iskuna tilmaamay inay yihiin culima aaminiin ah oo lagu kalsoonaan karo, shaqadooda maaha muslimka aan badbaadino iyo dhibta muslimiintu ay kujiraan aan lawadaagno hadii aad waydiisana jawaabtu waa “ I don care” shaqadoodu waa sidii dhalinyarada diinta ku dhagan loo ciribtiri lahaa safaro loo aadi lahaa diyaarad loo raaci lahaa lacago badan akoonada lagu aruursan lahaa dad badani aad iyo aad ayey uyaqaaniin. Waxay necebyihiin inay xabad maqaal waxkastana way uhurayaan dagaal ka cararkiisa xitaa diintada way u iibiyaan xitaa dhulkooda way u iibiyeen ka cararka xabada dhulkooda iyey ugacan galinta gaalada waxay gaarsiisay inay maanta ku kala noolyihiin meelo aan ilaahay laga xusin iyo meelo ilaahay ucarooday waayo meel kaniisad kutaal ilaahay wuu ucarooday raalina kama aha, nimanka dariska la ahna wax utaala su’aalo kusaabsan dhulalka ay dageen iyo sababta ku kalfitay. Waxay ila tahay in hadii ladhaho hala qeexo nimankaas ay ubaahanayso wakhtii dheer iyo qaliman badan. Xogta muhiimka ah ayaa waxay tahay in ictisaam ay markii jihaad lagu dhawaaqo dib ugurtaan oo ka shaqeeyaan siday ufashilin lahaayeen camalkaas nabiilka ah markii guula ay gaaraan mujaahidiintuna dhaha waa idinkula jirnay guusha oo waa tii aan idin ka dhicinaynay cadowga taas maaha mid kucusub taariikhda islaamka oo waxan dhihi karaaba hadaynan taariikhda islaamka haysaneen ictisaam dhinacay rabaan ayey noo jiidi lahaayeen. Taas waxan uhayaa cadaymo iyo xaqaa’iq waxanse idiin sheegaya in nimankaasi ay yihiin xaasidiis oo aan libinta u ogalayn cid kale oo aan iyaga ahayn tusaale: saxwada soomaaliya waxay sheegeen inay soo bilaabatay tobaatameeyadii oo ka soo qaadeen naftooda iyadoo lawada ogyahay diintaan inay usoo halgameen halyeeyo badan oo jab ugaystay gaalada oo dhamaantiin aad wada ogtihiin Axmed Guray, Sayid Maxamed cabdulle xassan, shiikh bashiir, cumar samatay, Xassan barsani, Garaad muqtal garaad daahir, maxay ahaayeen soo saxwo iyo muslimiinta oo kacay maysan ahayn waxaba laduri karaa tiina oo ahayd mid huraday bal waxad tiraahdaan saxwadeenu waxay soo bilaabatay 1985 wixii ka dambeeyay waayo ha umalaynina dadku inaysan taariikhda hayn ha is dhihina mujaahidiintu waa dhalinyaro aan aqoon badan lahayn ee dhalinyaro waa nahay lakin indhaha ayaa noo furan oo ilaahay cilmi wuu nabaray, 70kii ilaa 85tii saxwadu maysan ahayn mid soo jeeday ee waxay ahayd mid huraday oo waxba aanan qaban ha sheeganina 11 kii culimo ee ku shahiiday muqdishoo uu halkaas lagu toogtay hana sheeganin geesigii muslimiinta soomaaliya ee shiikh Boqol soon oo aad necebtihiin muxaadarooyinkiisa waayo wuxuu ku radinayaa idinka oo kale ninkaas masheegan kartaan oo wuxuu ahaa ninkii indhaha noo furay ilaa maantana dariiquu ku taagnaa aan ku taaganahay boqol soon waa shahiiday 11 culimadana way shahiideen balse ictisaamoow yaa idinka shahiiday maba arag wax idinka shahiiday waayo shahiidka waad necebtihiin oo yaqiinteeda ayaa idinka maqan hadii aad jeceshihiina sida shiikh xassan takar ayad basaboorka jeex jeexi lahaydeen oo furinta dagaalka muxaadaro ka jeedin lahaydeen. Sawirka ugu horeeya sawiradeena wuxuu sheegayaa ama natusayaa inta jeer ay ictisaam ka leexdeen dariiqa jihaadka iyo inta jeer oo ay kusoo noqdeen waxa haboon in laxuso (jihaadka gacanta) wuxuu bilowday sanadkii 1992 markaas oo dagaalka lagu wada jiray lana huwanaa magacii itixaad ee dadku qaar uyaqaanay “akhwaan” ictisaam dagaalkaas si toos ah ayuu ugu jiray iyado dagaaladaas ay ka dhaceen jubada hoose (araare) marka, garoowe (ligle), bossaso (saliid) mudug (awbarkhadle), iyo meelo kale dagaalkaas kadib ictisaam dagaalka wili wuu nagula sii jiray ilaa ay timi dhacdadan: Waxay mujaahidiintu si buuxda uxoreeyeen dagmaayinka luuq iyo balad xaawo gaar ahaan guud ahaan gobolka gedo iyadoo mujaahidiintu ay ka dhigeen dhul ka duwan dhulalka kale ee soomaalidu dagto ilaahay ayaana fadligaas nasiiyay oo dhulkaas noo nuuriyey waxay bilaabeen inay dhisaan magaalooyinkaas dhisme ahaan sidoo kale waxay faleen beero waxay keeneen mucawaanooyin isdaba joog ahaa waxay dhiseen misajidyo cisbitaalo madaaris islaami ah oo aan horey looga arag soomaaliya ilaa maanta noocooda oo kale aysan nagu soo noqonayn gobolkaas waxaa alle ka dhigay meel ay usoo cararaan soomaalidu ilaahay wuxuu ku manaystay roob oo maba uu ka qaadi jirin roobku taasina waa markii sharciga alle lagu xukumay dhulka kadib maxaa dhacay barwaaqadii iyo bashbashkii iyo barakadii waxa ka dambeeyay in itoobiya ka carooto raxmadaas alle waxayna kusoo qaaday dagaal cir iyo dhul ahaa iyadoo awoodeeda ubadisay cirka madaama dhulka looga adkaa waxay bilaabeen inay ugaystaan luuq iyo balad xaawo duqayn aan marnaba wax naxariis ah kujirin waxay burburiyeen oo ka bilaabeen madaaristii waxay kaloo dhulka lasimeen cisbitaaladii iyo masaajidii muslimiintii markaas maysan haysan awood cireed ilaahay ayey baryeen qaylo dhaan ayey sameeyeen waxa warka maqlay qofkasta oo dhiig diimeed lahaa nin walbaa wuu soo orday difaaca diintana taariikh ayan uleenahay waxaa kolonyo aad ubdan ay kasoo baxeen wuqooyiga soomaaliya gaar ahaan burco barbara laascaanood kolonyadaas tiradooda masheegi karo lakin hiil way ugu filnaayeen dadkaas laduqaynayey waxa garoowe u istaagay culimo oo istaajiyay kuna amray inay iska noqdaan una sheegay dagaalku inuusan ahayn siday umaleeyeen ee ay iska noqdaan xitaa awood u isticmaalay inay noqdaan waxasoo dhami waxay dhacayaan waa 1996 mataqaanaa culimada wadada u sitaagay mujaahidiinta waa ICTISAAM ka maanta aad maqlayso, walaahay goortii ay waayeen muslimiintaas laduqaynayey gurmad waxaa danqaday oo kanaxay midkii ugu darnaa hogaamiye kooxeedyadii markaas jiray ee xuseen caydiid isaga ayaa udiray ciidamo uhiiliya oo ka dhiciya itoobiyaanka taariikhdaas maanta qofkasta wuu hayaa qofkii aanan hayna hawaydiiyo dadkii joogay. Sidas ayey kunoqotay garoowe xarunta ictisaam oo ka duulaan waana meeshii uu dhaliilay shiikheena boqol soon, Ictisaam waa dadkaas markaas siday uga leexdeen jihaadka waxay kusoo noqdeen hadana 2006 iyagoo intaas dadaalka jihaadka ay wadeen allaha unaxariistee ustaad macalim aadan cayroow iyo walaalkeena mujaahidka ah hogaamiye xassan daahir aways iyo hogaamiye xassan turki iyagoo intaas kusoo dhididay oo kusoo tabcay oo duurka ugalay markii ay guusha gaareena lagu dhex labay calooshood ushaqastayaal ay hogaaminayaan shariif murtad iyo indha cade oo misajidada marka canshuuran jiray iyo ictisaam oo isaga soo yaacay dibada iyagoo hadafkoodu ahaa sidan horey usoo sheegnay lacag lakin noo sheegay inay jihaadayaan qof kama dhiman markay xabad maqleena dib ucararay oo dibadii kunoqday dhahayna anagu kumaba aanu jirin kuna tilaamay jihaadkii muslimiintu ay lagaleen itoobiya mif FITNO ah kan dhinta iyo kan dilaba ay ehul naar yihiin. Markii sadexaad ee ay kuso laabtaan dariiqa jihaadka waa markii muslimiinta soomaaliyeed oo aysan waligoodba gumaysi qoorta uraaricin ay ladagaalameen itoobiyaanka aysan ujoojin fatwootinka baadilka ah ee kasoo baxayey ictisaam oo sheegayey in qoriga ladhigo oo la isduleeyo ilaa awood udhigmata tooda layeesho waana tan ay maanta ku saleeyeen heshiiskii ibraahim dheere ee melle zanawi. Isla maalintii uu bilowday jihaadka lagula jiro itoobiya ee 21/12/2006 waxay ictisaam ka aruursadeen allabtooda iyo lacagtood iyagoo markii muqdisho soo galeen itoobiyaanka ku dhawaaqay in dagaalka lala galaa itoobiya uu yahay fitno waxay sameeyeen nadwooyin iyo muxaadarooyin, bayaano, waraysiyo, iyo intii kalaankooda ahayd oo ku dadaaleen inay ka miro dhaliyaan in itoobiyaanka laga daayo xabada oo ladhigo hubka taas qofkasta uu lasocday waa ogsoonyahay waa tii Sh. Cumar faaruuq uu soo saaray bayaan ama fatwo uu sheegayo dagaalkaas inuu fitno yahay. Walaalayaal sidan sheegnay waxay ku qayliyeen in dagaalkaas lajoojiyo bilaa shuruud waxaadna ogtihiin in walaalaha soomaaliyeed aysan dhaq jalaq usiin hadalada kasoo yeeraya ictisaam ee ay u istaageen ina ladagaalamaan cadwga soo jireenka ahaa ee carurtooda iyo guryahooda iyo misaajidooda burburinaya dadkuna indhahooda ayey ku arkayeen duminta ay wadaan itoobiyaanku allaahu akbar waxa bilaabatay in lakaco oo la iska dhiciyo xabashigaas xaasidka ah oo aan waxba noo reebayn. Kadib sadex sano oo nidaal iyo muqaawamo ah mujaahidiinta soomaaliyeed waxa usuurta gashay inay hoojiyaan itoobiyaanka kusoo tacadiyay dhulka soomaalida itoobiyaankaas oo bilaabay bar inay waashaan qaarna ay cararaan oo yemen galaan kuwo kalena dhaawacooda ay guran waayaan, intaas kadib waxay itoobiya go’aan ku gaartay in ay kala baxdo ciidamadeeda dhulka Soomaaliya iyadoon bixitaankaas wax shuruud ah aan ku xirin ee ay ahayd carar. Hadaba bixitaankaas kahor ictisaam waxay arkeen in dadkii soomaaliyeed ay ka jeesteen oo ay ku biireen muqaawamada socota waxa si raxan raxan leh usoo gaaray soomaaliya dhalinyaro kaso haajirtay dalalka dibadiisa iyadoo aabayaashood iyo hooyooyinkood soo amba baxiyeen waxa garab socday lacago lagu taageerayey muqaawamada oo aan tiro lahayn oo iyaduna soo dhacaysay waxaa kaloo jiray hub si hoos ah loogusoo galinayey mujaahidiinta waxaa shirkado dhan loo kiciyay kaliya inay muqaamadaas ay miro dhasho, ictisaam shilin ay ku darsadeen lama sheegin, hadaba kadib markay arkeen in laga sii jeestay ayna arkeen inaysan qarsoonayn waxa uu itoobiyaanku samaynayo ayey waxay qabteen shir oo lagu qabtay makka al-mukaramah waxaa marti loo ahaa shiikh shariif cabdi nuur oo jooga Makka.Shirar iyo falaqayn dhexmartay ictisaamkii markaas oo rag badani ay ka baxeen waxay soo saareen bayaankaan: Hadii aanan hayn lahayn way ikhaldi lahaayeen waxan ku kaydiyay meel adag waana arki kartaa saamaynta ka muuqata . Bayaankaan wuxuu cadeynayaa in lagu dhawaaqay jihaad ka dhan ah itoobiya iyadoo aad arki karto meelaha aan calaamadiyay inay xasaasi yihiin oo aadanba is dhahayn ictisaam ayey hadaladaan kasoo fuleen haday maanta arkaana ay ka baqayaan in lagu ciqaabo hadalaas ay dhaheen micnihii ay ku ciqaabaan dadkii ay ka baqi jireen. Bayaankaan fiiri taariikha lasoo saaray iyo taariikhda ay itoobiya kabaxday oo ay udhaxaysay 2 bilood ama wax uun aya dheeraa taasina waxay ku tusinaysa sida ay uga dib dhacsanyihiin ictisaam xaalada muslimiinta, bayaanka wuxu soo baxay 05/12/2008 taas oo micnaheedu tahay labo sano oo ay itoobiya kujirtay gudaha soomaaliya ayna laynaysay waxay rabtay inay layso ayna dumisay misajiday rabtay inay dumiso dumarkii lakufsaday ee la uureeyay iyagu tiro maleh intaas oo dhan ictisaam wuu ogaa balse jaxdi iyo baqdin ay ka baqayaan inay jihaadaan ayey udiidayeen. Uma hayo wakhti inaan mid mid farta ugu fiiqo meelaha aan hoosta ka xariiqay ee bal isku day inaad si fiican ufiiriso meelahaas aan calaamadiyay kadibna aad ufiiriso dhaqamadooda iyo hadaladooda maanta. Hadii aad usoo daadaagto culimada ka qayb gashay waxa ay ahaayeen ragii lahaa waa fitno sida shiikh cumar faaruuq iyo shiikh umal waxaa ka muuqda bayaanka qaar ka mid ah culimo ku biiray walaalaha mujaahidiinta waxaa kujira qaar ka gaabsaday arimaha ay ictisaam ku fududaadeen waxa ku jira ninkii ku caanbaxay “I don care” oo micnaheedu tahay muqdisho iyo waxa lagu hayo wax iga qusooye malaha. Qofkii mugdi ama shaki uga jiro bayaankaan ha galo linkska ku xusan bayaanka ama halkaan kilik hasiiyo http://somalitalk.com/2008/dec/06dec108.html isagoo afsomali ku qoran halkaan ka gal: http://somalitalk.com/2008/dec/07dec058.html kadib bayaankaas dhawr bilood waxa dalka isaga baxay itoobiya kadib waxa la isku khilaafeen jihaadku masii soconayaa mise wuu istaagayaa waxa la is waydiiyay jihaadku ma itoobiya ayuu khaas u ahaa mise gaal soo duulay oo dhan, kadib waxay ictisaam isugu yimaadeen shir dag dag ah oo kubayaamiyeen ama ku sheegeen bayaankii hore ee ay kaga dhawaaqeen makka ee jihaadka ahaa inuu khaas u ahaa itoobiya ee aysan banaanayn in AMISOM xabad lagu rido lana doono in labaryo oo ay ka baxaan soomaaliya waxayna amar ku bixiyeen in mujaahidiintii soo dagaalamaysay 3 sano ay dhigaan hubka AMISOM na hubkeeda sidato sidasna lagu wada hadlo, su’aasha taagan waa NINKA ILEH HUBKA DHIG MUXUU YAHAY WAA KEE? Markii aan jihaadka bilaabay ma isla socotay? intaan dhimanayey oo dhaawacmayey xagee joogtay? furinta ma igula jirtay? dhaqaale ma igu taageertay? af ma’igu taageertay? ma isoo ducaysay? Intaas oo dhami waa MAYA hadaba sidee iidhahdaa hubka dhig. Sidas markay xaaladu gaartay waxan ubixyay ICTISAAM SHALY IYO MAANTA IYO DORAAD!!!. Intaas kadib waxa bilowday nidaal iyo muqaawamo kale oo lala galay gaalkii haray waayo gaal waa gaal nooma kala soocna wax naxariis ahna nooma wadaan. Waxa isku biiray mujaahidiin badan iyo mucaskaraad badan waxayna uguntadeen inay cadowgooda iska dhiciyaan iygoon ujoojinayn ictisaam iyo iqtisaab toona waxan ku xusay sawirka kore in mujaahidiintu aysan ka leexan dariiqa jihaadka ilbirisina sidaasna ay ku galayaan janadii alle waa hadii sidaas ay ugu taagnaadaan dariiqa. 2012. Hadii aan u imaado xaalada hada taagan waxa soo galay mar labaad dalka ciidamadii horey looga saaray ee xabashida ahaa soo noqdkooduna waa mid ku dhisan diin iyo ajar taasina rag badan ayaa war la’. Waxan jeclahay inaan farta ku fiiqo xarunta ictisaam ee puntland waxaa halkaas ka jira diin ku tumasho aad ubadan iyo inxiraafaad aad uxeel dheer. GAROOWE: Garoowe waa xarunta ictisaam waxa ka jira hay’ado badan oo Tansiiri ah waxayna gaarayaan hay’adahaas 100 hay’adood waxaa meesha laga saaray hay’adihii islaamiga ahaa sida al-xaramayn iyo hay’ado kale, Hay’adahaas waxa ugu daran hay’ada ladhaho DIAKONIA oo xarunta laga amro ay kutaal SWEDAN diakonia waxay caalamka ku leedahay laba farac oo kaliya labadaas oo ah Garoowe iyo South Africa bas caalamka oo dhan labadaas meelood ayey ka hawl gashaa waana dareemi kartaa muhiimada ay udooratay garoowe iyo sababta ay faracyadeeda ubadin wayday diakonia waa hay’ad noocee ah goorma ayey soo gashay garoowe. Hay’adaas waxay garoowe timi sagaashamaadkii intuusan bilaaban dagaaladii wadaada shaqadeedana waxan jeclaan lahaa inaan udaayo sawiradan. Waa Hawlwadeenada Hay’ada Diakonia ee xarunteeda Sweden. Hadaba diyakoonia waxaa ku dhextaal kaniisad ay ka samaysteen gaalada kujirta ayna galiyaan caruurta yaryar, kaniisadaasna waatan. Wajiga dhismaha hay’ada si rasmi ahaan ah waan uwaayey inaan soo sawiro waayo lama ogala lakin qofkii arkay waxa horteeda kusawiran calaamadaas aan kor kuxusnay oo wayn balse sawirkaas kore ee kaniisa waa gadaasha dhismaha hay’adaas oo ay ka muuqato kaniisadii. Waxaa dhismaha hay’ada ka dambeeya daganaa sarkaal itoobiyaan ah oo hawshiisu ahayd qafaalashada qofkii diini ka muuqato ilaa sargaalkii laga dhigay markii dambe qunsul oo dhisme ahaana loo badalay lana geeyay dhisme ku dhow madaxtooyada puntland oo dhanka galbeed ka xiga mar aan safar kutagay inaan arimahaas soo baaro ayey isuurta gashay inaan sawirkaan kasoo qaado meesha ladajiyay safaarada itoobiya ee garoowe. Dhismahan soke ee idiin muuqda waa kii qunsuliyada waxana ku xiga madaxtooyada puntland ee faroole. Safaaradaas hawsheedu waa: 1. Qabashada iyo dhoofinta mujaahidiinta soomaaliyeed iyo ururka ONLF 2. Samaynta MUSTAWAQADA ama sharciga itoobiya iyo siinta baasabooro itoobiyaan ah iyo VISO oyin aad uraqiis ah oo hadaad rabtid kunoolaankarto itoobiya. 3. Kubadalashada kaluunka iyo caanaha iyo hilibka oo lagu badalanay QAAD ka 4. Dhoofinta ugaarta sida sagaarada iyo deerada deegaanada mudug 5. Sirdoonida iyo jaajuusida dadka sujuuda badan 6. Siinta hub iyo saanado meltary PM ay itoobiya siisay puntland oo maraya wada laamiga ah ee garoowe gasha. Waa wiil soomaaliyeed oo sugaya diyaradii itoobiya loogu qaadilahaa si halkaas loogaliyo xabsiyo dhulka hoostiisa ugaaraya 500m Diyaaradii qaadaysay wiilka lasoo qabtay Waxa intaas uga harayaa xarunta ictisaam iyo waxa ka socda. KHIYAAMOOYINKA ICTISAAM Horta ictisaam ha umalaynina inta soomaaliga ku hadasha inay yihiin ee waxa jira ictisaam carab ah waana kan Yuusuf al-qardaawi oo dhexda ugu jira yuhuud Yuusuf al-qardaawi oo bilad gudoonsiinaya yuhuud Yuusuf al-qardaawi oo kufaraxsan la istaagida yuhuud Anigoonan ku dheeraanayn yuusuf al-qardaawi waxay ku tiriyaan reer galbeedku inuu yahay shiikha ugu caalimsan muslimiinta balse aan sidaas ahayn yuusuf qardaawi waa ictisaam wuxuuna sameeyay ficilo iyo hadalo ku kalifi kara inuu gaaloobay waxan ka mid ah markii uu ka qayb galay midaynta diimaha aduunka oo qofkii ka qaybgalaa diintiisa wax udhimay wuxuu uhambalyeeyay yuhuuda isagoo isticmaalay kalmada ھﻧﺋﺎ ﻷﺳراﺋﯾلisagoo caayey carab isla markaana caayey ilaahay iyo rasuulkiisa, nabigeenana ku sheegay inuu khaldamay taasina waa mid duuban oo uusan meelna udhaafi karin hana fajacin afkana hataagin ee bal ila daawo http://www.youtube.com/watch?v=yTrkwOLAxak&feature=related Waxaan oo dhan waa wax qoran oo lahayo qofna mabaxsan karo oo isma qarin karo hadii aad is qarin lahayd shiikh umal ayaa is qarin lahaa markii uu lashirayey madaxda Kenya oo uu lahaa kuduula soomaaliya. Hadii aan usoo noqdo icitsaamka soomaalida: Waxad ogaydeen in dabayaaqadii sanadkii nadhaafay ee 2011 waxa xuduuda soo dhaafay labaatameeyo kun oo ciidamada xabashida ah xuduuda soomaaliya waxayna xoog iyo dagaal kusoo galeen magaalada baladweyne dhamaan warbaahinta soomaaliya iyo dadwaynaha soomaaliyeed aad ayey dhagta utaagayeen waxana website yada soomaaliyeed lagu soo qoray warar cinwaan looga dhigay CIIDAMADA ITOOBIYA OO QABSADAY MAGALAADA BALADWEYNE iyo DAWLADA ITOOBIYA OO CADEYSAY INAY QABSATAY MAGAALADA BALADWEYNE cinwaanadaas maahay kuwo ka qarsoonaa indha soomaalida arinta qabsashadana maahay kuwo ay ka dhaga la’aayeen soomaalidu waa waxa layaab lahaa in website asalkiisaba loo sameeyo inuu uhalgamo diinta iyo ciida soomaaliyeed oo ladhaho halgan.net lana sameeyay oo munaasabadii loo sameeyay ay ahayd markii itoobiya ay xooga kujoogtay soomaaliya website kaas oo kuhadla afka ictisaam inuu warkii sidaas ahaa udhigo sidan. Oo ah ciidamada dooxada shabelle ayaa lawareegay baladweyne, taas micnaheedu waa qarin ay raban inay qariyaan inay itoobiya so gashay ama ay qabsatay baladweyne bal aan eegno website yadii ay ku hartay dadnimadu waxay qoreen: Bal tana kudarso: Waxa intaas ka sii daran oo ah khaladaad ay ku dhaceen ictisaam wiliba kuwo aan cafis iyo rali galin lahayn in ictisaam ay ka tanaasuleen sheegashadii iyo difaacidii magacii ahaa AHLU SUNNAH WALJAMAACA oo ay afduubteen niman qubuuraha caabuda oo awliyada barya sida ay noo sheegeen ictisaam, waxay ku doodi jireen ictisaam in kalmadaas laga bililaqaystay ayna iyagu yihiin cida rasmiga ah ee magacaas qaadanaysa, runtiina magacaas waa mid ka tarjumaya dadka ku dhaqma kitaabka alle iyo sunadii nabigiisa (salalaahu calayhi wasalam) iyo salafkii saalixa ahaa magacaas runtii anagu waxan dhihi karnaa waa jamaacada kaliya ama firqadii layiri firqatu najaah weeye balse yaa weeye ayaa la isku hayaa? Hoos waxa ka muuqata inay ka tanaasuleen magacaas oo ay uhibeeyeen nimanki qubuuraha caabudi jiray oo aan meelna kasoo galin magacaas waxana ka muuqdo website ay iyagu leeyihiin oo aan kor kusoo sheegnay waa halgane sidatan: Anagu uma naqaan inay magacaas yihiin hadaad ictisaamoow u aaminsantihiin inay yihiin waxanu unaqaan nimankaas magacan anagoo ubadalayna siday sheegteen uguna badalayna siday yihiin AHLU SUN WALJIMAAC, dadkaas waa fayras ku dhexjira dadka in laga saarana ubaahan. Khaladaadka ay ku dhaceen iyo jacaylka ay uqabaan itoobiya waxaa ka mid ah: Markii saldhiga ugu wayn ee ciidamada itoobiya ay ku leeyihiin baladweyne laqarxiyay oo mid ka mid ah walaalaha is tishhaadiyiinta uu laalay gaari noo caasiga ah ladhaho kaas oo si fiican ugugalay gudaha khasaara ba’ana gaarsiiyay, ayaa ictisaam ka naxeen oo waxay garan waayeen si ay usoo qoraan warkaan iyo sidii ay uraali galin lahaayeen taageerayaashooda fara kutiriska ah markaas ayey go’aansadeen inay uqoraan sidan. Halka ay website yada kale qorayeen FARIISINKII UGU WAYNAA CIIDAMADA ITOOBIYAANKA EE KUSUGAN BALADWEYNE OO LAQARXIYAY, intaas way oran waayeen maxa yeelay way danqadeen oo way ka naxeen waxayna diideen in lala naxo, isla dambiga wayn ee cafiska lahayni wuxuu yahay dhinaca midgtaada waxa ka muuqda sawirkii shiikh xassaan xuseen xafidahulaah oo lagu dheelay waxa ka muuqda sawir foolxun oo si xun lookala jiiday si loo foolxumeeyo shiikha, waxan leenahay maxad usamayseen waxaas maxa idiin diiday inad sawirkiisa caadi udaysaan mise sharci idin ma qabto, anaguba intaan soo qabanayo culimada ictisaam sawiradooda bahalo waan ubadali karnaa balse cadawada intaas la’eg nama hayso. Kadaroo dibi dhal: Wixii hore waxaa isku fuuqsaday markii ay iotoobiyaanka soo galeen ayey soomaalidii dhagta taagtay waxayna dhagta utaageen culimadii awal diidanayd itoobiya bal waxay dhahaan iyagiina way aamuseen kadib waxa soo bandhigeen maqaalkaan ama aragtidaan ku aadan waxa ay ka qabaan ictisaam soo galitaanka itoobiya ee gudaha soomaaliya maqaalkaas waa lagusoo bandhigay 3 website ee ay ictimaadaan ictisaam kuna hadla afkooda. Baal aan aragno waxay soo qoreen: Waa website kii oo uu ka muuqdo maqaalkii aan layaabnay ee ka hadlayey aragtida ictisaam iyo waxa layaabka sii leh oo ah inay waydiinayaan dadka siday u arkaan itoobiyaankaan soo galay iyo sida loola dhaqmi lahaa waa yaab. Hadii aan sii galnay maqaalka waxa ka muuqda cinwaanka oo ah farqiga udhaxeeya labada soo galitaan kii dabayaaqadii 2006 iyo kan hada ee dabayaaqada 2011. Aan sii wadno Waa inta hore ee maqaalka oo aan ku qornayn wax nafci leh. Waa kan inta aan udanlahayn ee layaabka mudan: Waxa ku qoran isbadalku wuxuu yimi kadib markii ay arimo ay dhaceen: Hadii aan soo qaato qodobka hore oo ah hadal inta badan kusoo noqnoqda afafka ictisaam oo ah “markii jihaadka la fduubtay ama qadiyadii nla ka xigsaday” hadalka hore waa mid ay ka dhaheen nadwooyin badan iyo muxaadarooyin badan hadalkaas hal jawaab ayuu leeyahay oo ah “AWALBA MA IDINKUU IDIIN XAYIRNAA” jihaadka ma mid aad idinku leedihiinbaa oo meeshaad rabtaan ujiidanaysaa?. Hadiise dadkale ku dhawaaqeen mawaxad leedihiin anaguna waa diidaynaa oo waan khilaafaynaa haday sidaas tahay soonka iyo salaada noo daaya. Su’aasha kale waxay tahay goorma ayey dagaalameen ictisaam soo kuwii lahaa waa FITNO ugu dambaytii goortii itoobiyaankii bixi lahaayeena bayaanka fulaynimada ah soo saaray mise waxad sheeganaysaan xisbul islaam mise waxad sheeganaynsaan jabhatul islaam oo kuligood ku biiray xarakada shabaabul mujaahidiin allaha kor yeelee. Qodobka labaa: goor ayey dad hurmuud ka ahaa isku dhiibeen itoobiya ma shariif ayad ka wadaa hadii aad sheegayso isaga cadeeya inaad isku qadiyad tihiin shariif teeda kale dhamaan hogaamiya yaashii ka dagaalamayey gudaha sidii ayey udagaalamayaan ragii banaanka joogayna way is dhiibeen kuwaasna nooma xisaabsana anaga markii laga reebo hogaamiyaheena oo ilaahay waa fajiyay xaqa hadaba waa kuwee kuwad sheegaysaan bal soo qabtay hal mid oo ka mid ah ragii gudaha ka dagaalamayey oo isku dhiibay nidaamkaas gaalada. Qodobka sadexaad: qodobkaan wuxuu cadeynaa fikrad ay qabaan ictisaam oo aysan ogayn taageerayaasha ictisaam qudhoofuna ay ka qariyaan inay ugudbiyaan taageerayaashooda waana arinta ah XUDUUDAHA IYO QABYAALADA labadaas ayey ku dhaqmaan ictisaam sidad wada ogtihiin meelo badan ayey ku firiqsan yihiin ictisaam lakin ufiirso nin walba oo iyaga ka tirsan deegaankiisa ayuu hoosta ka galay halkaas ayuu kasoo qalaadayaa bal fiiri culimada ictisaam ee soomaaliland waxay udhasheen somaliland waxayna aaminsanyihiin qadiyada somaliland culimada puntland waa reer puntland waxay aaminsanyihiin qadiyada puntlan kuma arkaysid shiikh daarood ah ama majeerteen ah somaliland kumana arkaysid shiikh isaaq ah puntland kuwo jooga kenya waa reer kenya ma arkaysid shiikh umal oo tagaya puntland mana tagi karo waayo waa tii aan idiin soo sheegay korka ayey ka xiriirsan yihiin hoostana la iskuma soo xad gudbo arintaas shiikh cabdulqaadir faarax nuur ayaa cadeeyay in saxwadii ay lasocon wayday qabyaalad oo taas wa lahayaa iyadoo maqal ah. Tan labaad ee xuduuda dhamaantood waxay aaminsanyihiin xuduudaha ay gaaladu dajiyeen iyo calamadii gaaladu ay xariiqeen iyagoo ka talaabsaday ama ku tuntay sunadii rasuulkeena oo ahayn in muslimiinta dhan ay walaalo yihiin taas waxa cadaynayaa in nabigeena muxamad ah aa (salalaahu calayhi wasalam) ay agtiisa fadhiyeen sadex saxaabi oo kasoo kala jeeda 3 qaaradood ee waagaas layaqaanay 1salmaan al-faarisi 2-suhayb aruumi 3- bilaal alxabashi oo midkastaaba loogu magacsaray qaarad uu ka yimi nabigu haduu aaminsanyahay xuduud muxuu ugu sheegi waayey muxuu ucayrin waayey xaashaa lilaah inuu sameeyo bal wuu soo dhaweystay agtiisa ayuu fariisiyay dadka wuu ka jeclaa taasina wa inu tuso inay muslimiintu yihiin walaalo ma waxaan samaynaa wuxuusan nabigeen na amrin ma qof walaalkay ah ayan udiida dhulkaan oo uu xaq uleeyahay muslimiintu ma xuduudo ayey kala leeyihiin hakeenaan daliilo iyo cadaymo haday hayaan, walaahay thuma walaahay intaan udiido dhulkaan nin muslim ah inuusan gaal biyo ka cabin ee waxan leeyahay muslimiinoow dhamaan imaado dhulka soomaalida. Kunoolaada ku dhaqma kuna dhinta aniga qofka dalka soo galay waxan fiirinayaa inuu wato basaboorki alle nagu ogaa ee ﻻإﻟﮫ إﻻﷲ ﻣﺣﻣد رﺳول ﷲninkii intaas dhaha waa xor meeshuu rabo ayuu kaga noolaanaya xitaa guryahayga ayan kala dooraysiinayaa ama shiinays ha ahaado ama maraykan ama yurub ama african, taas ayan cahdi ku galay mana garanayo daliil aan ku buriyo, iskabadaa calan xunoo lacaabudo oo aroor kasta salaan loo bixiyo. Ugu dambeyn waxay usoo bandhigeen ra’yigooda dad wayanaha bal inay soo kala xukumaan in itoobiya loo naxariisto in laraaco. Hadii halkaas oo kale marayso ilaahay ayaa tawfiiqda inuu kuu toosiyo lawaydiistaa. HADII AAN KAHADLO SHIIKH UMAL IYO SHIBLE ARINKOODA: Waxan leeyahay horta waxa umal iyo shible kasoo haray “afkii baa juuqda gabay” shib kalmad way ku dari waayeen. Micnihii arkinkii uu kaga soo jawaabay walaakay abu yaasir al-maqdashi. XATAA KUTUBTA MAWDUUCAADKA AH WAA LAGA WAAYEY: Waxay noqotay kalmadaas hadalkii ugu dhaysi badnaa dunida soomaalida hadalkaas wuxuu noqday mid lagu qoslo markii lamaqlo shiikhii dhamaa ee lagu sheegayey inuu dad ugu cilmi badan yahay uuna soo koobay cilmiga axaadiista ilaahay hakusoo hanuuniyo. Shiik umal waxan leeyahay shiikh markii lrubaabto baad carootaa taasna sunadii nabiga maysan ahayn markii lagu sheegay fadhiyo xunka aad fadhiday maxaad ugubatay axaadiithtii aad taqaanay xagee kaa aadeen. Waxyaalihii igu kalifay inaan qoro maqaalkaan wuxuu ahaa inaan ka maqlay hadal ah “shirkii aan lagalnay masuuliyiinta kenya wasiiradii iyo saraakiishii waxay ahayd sababtu kadib markii nin xildhibaan ah uu baarlamaanka ka yiri madaxa shabaab wuxuu yaala islii lugahoodana soomaaliya hadalkaas ayanka gubanay oo aan ugu tagnay” ilaahay habaq sidas uguma aadan tagin hana ku been abuuran inad difaacayso islaam hadii ay kaa dhabtahay arintaas 100 jaajuus ee lagu soo daayey misajidka 6ka iyo jidkiisa ayad ka hadli lahayd ee waxaa tahay khaaim ku dhuumanay muslimiinta oo doonaya inuu dhiigooda magac iyo sharaf ku helo hadii aad arintaas kala hadashay inta dhalinyaro laga qabtay misajidka 6 hortiisa aaway xagee ku dambeeyeen teeda kale ma islii kaliya ayaa kala hadashay oo waxa tiri somaliya wax igama quseeyaan ee kenya hala iidaayo maxad usheegi wayday markaad shirka ka timi oo aad usheegtay kadib markii lagu fashilay hadii ay kaa dhabtahay maxad kasoo baxay oo muuqda kenya ciidamadeena somaliya makala soo baxday mise qabqashadii dadka ayey daysay. Shiikh umal sawrikaan soo xasuuso waa markii aad ka khudabaynaysay mambasa ee aad caraysnayd waxadna ka carootay qarax lo gaystay niman ushaqaynayey dawlada TFG wuxuuna ka dhacay meel ay ku yaaleen taliska ciidamada iyo wasaaradu war tashiilku waxay sheegeen inay arkay kujirtay intii ayad ka carootay ilaa aad ku tilmaamtay khawaarij waxa laga yaaba inad tiraahdo khawaarid madhihin balse waxan iri khawaarijtii cali dishay ayaa somaliya joogta taasna wax micna kala duwan keeni mayso. Waa su’aale shiikh umal mawadan ka caroon duqaybtii JILIB iyo HOOSINGOW oo min labo jeer laduqeeyay oo caruur lagu laayey gaaladiina ay ka ilmaysay maxad ka tiri maka xumatay khudbad makusoo qaadatay ma uducaysay ficil xun maku tilmaamtay ha erey makaga hadashay duqaymaha kenya ee ay caruurta kuhayso mise caruurti xitaa waa shabaab oo hala laayo ayad taagantahay mise waxad leedahay sidii sh.maxamed idiris “I don care” mise waxad leedahay kenya iyo somaliya ayaa nala kala dhahaa oo isma naqaan. Waa su’aal kuu taal. Shiikh shible horta ka hadli maayo ninkaan waayo qurba joogtu si ka duwan sida kenya looga yaqaan ayan unaqaan anagu reer north amerika iyo yurub way taqaan ninkaan oo horey ayaan unaqaanay dad ayaa dhagaysta waan layaabnaa, shible wuxuu sheegay inuu usama ladin ilaahay janiisa ha geeyee uu ahaa jaajuus maraykan ah ama jaajuus sucuudi ah, markii arinkaas lasheegay ictisaam waxay damceen inay bal boqolkiiba 1 ay iska qaadaan dhagaxa lagu daboolay balse intii ayaaba dhoobada sii qoysay horta waad ku ceebowdeen video gii aad soo galiseen halgan.net waxan ka sii ogaaday hadalo qurmuun oo uqarsoonaa ayad soo faagteen inad soo galisaamba maahayn wixii aad si tiraahdeen tirira ayaaba boogtii sii danqisay waana af xumadii uuku joogsay yurub. Su’aal ayaa iigu taagan shiik shible waxay tahay in malin uu istaagay oo mikarafoonka qabsaday wuxuuna ka hadlay shabaab iyo ficilada ay sameeyaan kadib ayuu hadalka wuxuu kusoo daray “ waxan idiin hayaa waraaqo ay soo direen abu zubayr iyo abu mansuur oo ay ku dalbanayaan deeq iyo lacag waraaqahaas waxay yaaliin safaaradaha oo dhan anigaa soo arkay” su’aasha iitaagan waxay tahay adiga maxa ku tusay meeshay yaaliin maxa ku geeyay? Tuhum horena waan qabnay oo ah inad safaaradaha ushaqayso. Ibraahim dheere iyo ictisaamkii uhambalyeeyay waxan leeyahay faa’iidadii iyo mirihii ka dhashay hishiiskaas wuxuu noqday inay itoobiya qabsato baladweyne iyo baydhabo ayna maleeshiyadoo WSLFlagu daray ciidamada itoobiya ayna lasocdaan maanata. Waxan kusoo gunaanadayaa anigoonan wili dhamayn in la iska ilaaliyo ictisaam ayna yihiin dhagar laawayaal khiyaamo badan oo muslimiinta ku dhexjira raba siday uga dhex shaqaysan lahaayeen waxana leeyahay “ictisaam waxay u ooman yihiin lacagta soomaalida halka itoobiyaankuna u ooman yihiin dhiiga soomaalida”. Intaas ayan ku dhameeyay ilaahayna waxan waydiisanayaa inuu dambigayga dhaafo iyo dambigiina anaga dhana janada nagu kulan siiyo waxan kaloo ilaahay ka baryayaa inuu gaalada jabiyo muslimiinta kor ka dhigo ilaahoow diinta guulee. Amiin amiin amiin. W/Q: Cabdullaahi Abdi Faarax (abu sayaaf).