Everything you need to know about the unpublished roll

Transcription

Everything you need to know about the unpublished roll
DIIWAANKA AAN LA DAABICIN
WAXA AAD U BAAHAN TAHAY
INAAD OGAATO
DIIWAANKA AAN LA DAABICIN
Hadii aad ka walaacayso
badbaadadaada ama tanMP
qoyskaaga, hadii magacaagu galo
diiwaanka doorashada, waxaad
dalban kartaa in magacaagu galo
diiwaanka aan la daabicin.
WAA MAXAY DIIWAANKA AAN LA
DAABICIN?
Qof waliba amaan ma dareemo hadii xogta asaga ku
saabsan si cad looga helo diiwaanka doorashada,
laakiin
VOTE
taasi macnaheedu maahan in uu waayayo xaqii uu u lahaa
codeynta.
Hadii aad u qalanto inaad is diiwaan galiso laakiin aad
aaminsan tahay in la galiyo xogtaada diiwaanka la daabaco
ee doorashada ay dhib u keeneyso badbaadadaada
naftaada, ama tan qoyskaaga, waxaad codsan kartaa in
lagugu qoro diiwaanka qarsoodiga ah ee aan la daabicin.
Faahfaahinta diiwaangalintaada waxaa si badbaado leh u
haynaya Diiwaangaliyaha Doorashada qof walbana lama
tusinaayo. Diiwaangaliye Doorasho waa qof deegaanka
dagan ah oo masuul ka ah dhowridda diiwaankaaga
doorashada.
WAA MAXAY XOGTA LAIGA RABO?
Waxaa lagaa rabaa magacaaga, cinwaankaaga, taariikhda
dhalashada, taleefan nambar lagaala soo xiriiro iyo daliil ku
saabsan daruufahaaga shakhsi, sida:
• Koobi amar badbaadin oo lagu dhaqan galiyay Qodobkii
1995 ee Carqalada Qoyska, ama
• Nuqul ah amarka xaddidaada ee lagu dhaqan galiyay
Qodobkii 1997 ee Dhibitaanka, ama
• Caddeyn ka timid baare booliska ka tirsan taasoo
sheegeysa inuu aaminsan yahay in badbaadadda
naftaada, ama tan qoyskaaga, ay daabacaadda
magacaaga iyo xogtaadu ay dhib u keeni karto, ama
• warqad ka timid Wakiil Sharci ama Sharci Yaqaan,
cidda aad u shaqeyso, Cadaaladda Nabadda, ama qof
la mid ah, taasoo taageereysa codsigaaga marka loo
eego in badbaadadaada shakhsi, ama tan qoyskaaga,
in la daabaco magacaaga iyo xogtaada ay dhib u
keeni karto.
Waxaad faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan diiwaanka
aan la daabicin ka heli kartaa elections.org.nz ama inaad
wacdo numbarkaan oo lacag la’aan ah 0800 36 76 56.
YAA ARKI KARA DIIWAANKA AAN
LA DAABICIN?
Diiwaanka aan la daabicin waa
qarsoodi waxaana kaliya oo
arki kara Diiwaangaliyahaaga
Doorashada.
SIDEEN U CODSAN KARAA IN LA
IGU DARO DIIWAANKA AAN LA
DAABICIN?
Waad awoodaa:
• Kala soo bax foomka codsiga ee diiwaanka aan la
daabicin elections.org.nz, ama
• buuxi foomka kuyaala warqadaan gadaasheeda oo dib
noogu soo dir, ama
• Waxaad si lacag la’aan ah nooga soo wici kartaa
0800 36 76 56, oo dabadeed anagaa foomka kuu soo
direyna si aad u soo buuxiso oo aad dib noogu soo
dirto. Hadii hada aadan diiwaan gashanayn, ama aad u
baahan tahay inaad cusboonaysiiso faahfaahinta kugu
saabsan, waxaan sidoo kale kuu soo direynaa foomka
saxda ah ee is diiwaan galinta.
VOTE
REFERENDUM
VOTE
VOTING
SIDEEN U CODEYN KARAA MARKA
AAN MAGACAYGU AANU KU JIRIN
DIIWAANKA CODBIXINTA?
Maadaama magacaagu uusan ku jiri doonin diiwaanka
doorashada ee la daabacay maalinta doorashada waxaad
u baahan doontaa inaad dhiibto codbixin gaar ah, ee
doorashada guud iyo doorashada yar. Foomamka cadaynta
codbixinta ee gaarka ah waxaa laga heli karaa goobaha
codeynta, ka hor inta aan la gaarin maalinta doorashada
ama goob walba oo codeyn maalinta doorashada.
Si aad codkaaga uga dhiibato doorasho deegaanka ah
waxaad u baahan doontaa inaad codsi u dirto sargaalka
doorashada ee guddigaaga si laguugu soo saaro cadayn
codbixin gaar ah.
MAXAA DHACAYA HADII XOGTA IGU
SAABSAN AY ISBADASHO?
Hadii wax ka mid ah xogtaada shakhsi ee diiwaangalinta
uu isbaddalo, sida magacaaga, cinwaankaaga ama
shaqadaada, qoraal ugu sheeg Diiwaangaliyaha
Doorashada.
Qoraal ayay kusoo xaqiijin doonaan inay sameeyeen
isbaddaladii la codsaday. Hadii aad ilowdo inaad u sheegto
Diiwaangaliyahaaga Doorashada wixii isbaddalo ah aana
kula soo xiriiri karin magacaaga diiwaanka waa laga
saarayaa. Ka hel halka lagala xiriiri karo elections.org.nz
ama soo wac taleefankan 0800 36 76 56.
CAWIMAAD DHEERAAD
AH MIYAAD DOONAYSAA?
Hadii aad u baahan tahay cawimaad marka aad
buuxinayso foomka, luuqada oo kugu dhib ah darteed
ama curyaanimo arimo la xiriira, qof ayaad ka codsan
kartaa inuu ku caawiyo, ama waxaad la xiriiri kartaa
Diiwaangaliyaha Doorashada.
MAXAAD ISU DIIWAAN
GALINAYSAA?
Waxaad isu diiwaan galinaysaa
inaad cod ku lahaato sida wadanka
loo maamulo!
New Zealand gudaheeda hadii aad
doonayso inaad codeyso, inaad ka qeyb
qaadato afti, ama aad saxiixdo dacwad
afti waa inaad ku jirto diiwaanka
doorashada-ha ahaado kan la daabaco
ama aan la daabicin.
Marka lagu diiwaan galiyo waxaad codkaaga ka
dhiiban kartaa doorashada maxaliga ah ee dadka aad
dooneyso inay hoggaamiyaan meesha aad kunooshahay,
iyo doorashada guud ee loogu tala galay axsaabta
iyo siyaasiyiinta aad doonayso inay ku matalaan
Baarlamaanka gudihiisa.
Sharcigu wuxuu leeyahay waa inaad diiwaanka ku jirto
hadii aad:
• jirto 18 sano ama aad ka weyn tahay, iyo
• kunooleyd New Zealand si xiriir ah in ka badan hal
sano noloshaada, iyo
• aad tahay muwaadin reer New Zealand ah, ama
• kuleedahay daganaansho joogto ah New Zealand.
Hadii aad tahay Cook Island Māori, Niuean ama Tokelauan,
waxaad is diiwaan
galin kartaa markii aad New Zealand
VOTING si
VOTE
xiriir ah ugu noolayd 12 bilood. Uma baahnid daganaansho
joogto ah si aadHERE
ugu qalanto oo isu diiwaan galiso
una codeyso.
MA WAXAAD DOONEYSAA
FAAHFAAHIN DHEERAAD AH?
1.
2.
3.
4.
Booqo barteena internetka Gal boggeena facebook Taleefan lacag la’aan ah
elections.org.nz
facebook.com/ivotenz
0800 36 76 56
EasyVote
ROE 47B-online
CODSIGA DIIWAANGALINTA SIDII QOF KA QEYB QAADANAYA DOORASHADA
BAARLAMAANIGA AH DOONAYANA IN LAGU DARO DIIWAANKA AAN LA DAABICIN
Foomkaan isticmaal kaliya hadii aadan doonayn in magacaagu ku soo baxo diiwaanka la daabaco ee doorashada Baarlamaaniga ah
My details are:
Mr
Mrs
Miss
Ms
Other title
Name
Surname or family name
Full given or first names
Residential address
Flat/House no.
Date of birth
Street/Road
Day
Suburb
/
Month
/
Year
Contact telephone number
[
Town, city or locality
]
I enclose the following documentation in support of my application (please tick as appropriate):
Copy of a protection order that is in force under the Domestic Violence Act 1995.
Copy of a restraining order that is in force under the Harassment Act 1997.
A statutory declaration from a constable to the effect that he or she believes that my personal safety or that of my family’s could be prejudiced by the
publication of my name and details.
A letter from one of the following in support of my application on the grounds that my personal safety or that of my family’s could be prejudiced by the
publication of my name and details
Barrister or Solicitor
Applicant’s employer (include details of the nature of the job as it relates to the relevance of your application)
My enrolment status is:
I am already enrolled or
I enclose a completed ‘Enrolling to vote: Application’ form (ROE1)
Statement
I confirm this application is being made because of a genuine fear for my personal safety or that of my family
Signature
Application received
Approved/Declined
Signature
Date
/
Official Use Only
/
Date
Date
For ROE Use
ROE received
Date
Send this completed application, a completed ROE1 (if applicable) and supporting documentation direct to:
Enrolment Services, Electoral Commission, PO Box 190, Wellington 6140.
Applicant
advised
SL
Date
Extract from Electoral Act 1993
“Sect. 115. Unpublished names:
(1) Notwithstanding sections 101, 104, 105, 107, 108, and 110(3)(c) and (d), where the Electoral Commission is satisfied, on the application of any person, that the publication of that person’s name
would be prejudicial to the personal safety of that person or his or her family, the Electoral Commission may direct that:
(a) the name, residence, and occupation of that person shall not be published in any main or supplementary roll or in any list or index that may be available for inspection by the public; and
(b) the name and particulars of that person shall not be available for inspection under section 110(3)(c); and
(c) the application for registration of that person shall not be available for inspection under section 110(3)(d).
(2) Without limiting the discretion conferred on the Electoral Commission by subsection (1), the Electoral Commission may on the production of:
(a) a protection order that is in force under the Domestic Violence Act 1995 in respect of any person; or
(aa)a restraining order that is in force under the Harassment Act 1997 in respect of any person; or
(b) a statutory declaration from a constable to the effect that he or she believes that the personal safety of a person or of a person’s family could be prejudiced by the publication of that person’s
name: exercise in respect of that person’s name, and without further evidence or inquiry, the power conferred on the Electoral Commission by that subsection.”