Beginning Somali (Rewritten edition of Pia, Black

Transcription

Beginning Somali (Rewritten edition of Pia, Black
GÖTEBORGS UNIVERSITET
INSTITUTIONEN FÖR SPRÅK OCH LITTERATURER
BOX 200 • 405 30 GÖTEBORG
BEGINNING
SOMALI
Originally witten by
J.J. Pia, P.D. Black, M.I. Samater & R.D. Molitor
Reedited and expanded by
Morgan Nilsson
Updated on
8 June 2015
This is work in progress. Read with a critical mind.
Some information may still be incomplete or erroneous.
You are welcome to contact me with your remarks.
[email protected]
Preface
On the web pages of University of Gothenburg you can find mp3 files
with recordings of these dialogues.
This course consists of three volumes. They were not written with
today’s orthography, and therefore they are impossible to use for
teaching purposes.
Published in the ERIC database:
- Beginning in Somali (pdf) by J. J. Pia, P. D. Black & M. I. Samater
- Reading in Somali: Reader (pdf) by J. J. Pia & R. D. Molitor.
- Reading in Somali: Glossary (pdf) by J. J. Pia & R. D. Molitor.
Cycle 1
0.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Yuusuf.
Nya ord
magac namn
-aa din, ditt [possessiv ändelse]
-ay min, mitt [possessiv ändelse]
-g- [bestämd artikel]
-u [subjektsändelse]
waa [satstypsmarkör för jakande påstående]
Kommentarer
På somaliska duar man, ungefär som på svenska.
När man frågar säger man Ditt namn? i obestämd form, men när man
sedan svarar säger man Mitt namn... i bestämd form. Dessutom
markerar man med en ändelse att Mitt namn är subjekt i meningen.
Själva namnet blir predikatsfyllnad.
Slutligen är det mycket viktigt att veta att nästan alla somaliska
meningar måste innehålla en satstypsmarkör. Waa talar om att det är
frågan om ett påstående i jakande form. Detta ord betyder alltså inte är,
även om det i den här typen av meningar lätt kan råka uppfattas så.
Meningarna ovan är alltså av samma typ som när en svensk konduktör
säger: "Nästa Krylbo." Många språk i världen klara sig faktiskt väldigt
bra utan verbet är.
Drillövningar
1.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Muuse.
2.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Faadumo.
3.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Cali.
4.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Xaliimo.
5.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Nuur.
6.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Leyla.
7.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Faarax.
8.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Xaawo.
9.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Aadan.
10.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Maryan.
Cycle 2
0.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Cabdi.
– Cabdi ayo?
– Cabdi Faarax.
1.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Muuse.
– Muuse ayo?
– Muuse Maxamed.
2.
– Magacaygu waa Maxamed. Magacaa?
– Magacaygu waa Faadumo.
– Faadumo ayo?
– Faadumo Cabdi.
3.
– Magacaygu waa Caasho.
– Caasho ayo?
– Caasho Muuse. Magacaa?
– Xaliimo.
– Xaliimo ayo?
– Xaliimo Xasan.
ayo vem, vilken
Cycle 3
0.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Cabdi.
– Cabdi ayo?
– Cabdi Faarax.
– Cabdiyow, barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
1.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Emma.
– Emma ayo?
– Emma Danielsson.
– Emma barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
2.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Cabdi. Adigana magacaa?
– Magacaygu waa Cali.
– Caliyow, barasho wanaagsan.
– Cabdiyow, barasho wanaagsan.
barasho • getting to know • att lära känna
wanaagsan • good, nice • god, bra
barasho wanaagsan • nice to meet you • trevligt att träffas
-ow • Vocative case ending which is often used when addressing a man
directly. After names ending in a vowel, -y- is inserted before this
ending. • Vokativändelse som ofta används när man tilltalar en man
direkt. Efter namn som slutar på vokal skjuts -y- in före ändelsen.
adiga • you (singular) • du
-na • and • och
Cycle 4
0.
A – Magacii?
B – Magaciisu waa Yuusuf.
A – Yuusufow, maxaad sheegtey?
Y – Nabad.
-ii/-iis hans
-u (ändelse som markerar att ordet är subjekt i satsen)
maxaa vad
-aad du (subjektspronomenändelse)
maxaad = maxaa + -aad
sheegtey du sade
maxaad sheegtey hur är det med dig?
nabad fred, bra
1.
– Magacii?
– Magaciisu waa Yuusuf.
2.
– Magacii?
– Magaciisu waa Cabdi.
– Cabdiyow, maxaad sheegtey?
– Nabad.
3.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Muuse.
– Magacii?
– Magaciisu waa Xasan.
4.
– Ma nabad baa?
– Nabad.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Xasan.
– Xasan ayo?
– Xasan Cali.
– Magacii?
– Magaciisu waa Cabdi.
– Cabdi ayo?
– Cabdi Jaamac.
Cycle 5
0.
– Ma nabad baa?
– Nabad.
– Alxamdu lillaa.
alxamdu lillaa (arabiskt lån) ära vare Gud
1.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Faadumo.
– Ma nabad baa?
– Nabad.
2.
– Ma nabad baa?
– Nabad. Magacaa?
– Magacaygu waa Xasan.
3.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Xasan. Magacaa?
– Magacaygu waa Faadumo.
– Faadumooy, maxaad sheegtey?
– Waa nabad.
– Ma nabad baa?
– Nabad.
– Alxamdu lillaa.
4.
– Magacaygu waa Faadumo. Magacaa?
– Magacaygu waa Yuusuf. Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan. Maxaad sheegtey?
– Nabad. Ma nabad baa?
– Nabad.
Cycle 6
0.
-Magaceed?
-Magaceedu waa Xaliimo.
-Xaliimo ayo?
-Xaliimo Maxamed.
-Xaliimooy, ma nabad baa?
-Waa nabad.
-eed = hennes
1.
– Magaceed?
– Magaceedu waa Duniya.
2.
– Caasho.
– Magaceedu waa Caasho.
– Caasho ayo?
– Caasho Xasan.
3.
– Caashay, magacii?
– Magaciisu waa Yuusuf.
– Yuusuf ayo?
– Yuusuf Maxamed.
– Yuusufoow, maxaad sheegtey?
– Nabad.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
4.
– Xasanoow, ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Maxaad sheegtey?
– Waa nabad.
Cycle 7
0.
– Ninka magacii?
– Ninka magaciisu waa Yuusuf.
– Yuusufoow, barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
1.
– Ninka magacii?
– Magaciisu waa Cabdi.
– Cabdi ayo?
– Cabdi Yuusuf.
2.
– Faaraxoow, ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Ninka magacii?
– Magaciisu waa Maxamed.
– Maxamedoow, barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
3.
– Cabdoow, magaceed?
– Magaceedu waa Caasho.
– Caasho, barasho wanaagsan. Maxaad sheegtay?
– Nabad, magacaa?
– Magacaygu waa Faarax.
– Faarax ayo?
– Faarax Maxamed.
– Barasho wanaagsan.
maxaad vad ... du?
Cycle 8
0.
– Inanta magaceed?
– Inanta magaceedu waa Caasho.
– Caashooy, barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
1.
– Inanta magaceed?
– Inanta magaceedu waa Caasho.
– Caasho ayo.
– Caasho Yuusuf.
– Caashooy, maxaad sheegtey?
– Nabad. Ma nabad baa?
– Nabad.
2.
– Afada magaceed?
– Afada magaceedu waa Aamina.
– Aaminay, ma nabad baa?
– Nabad. Maxaad sheegtey?
– Nabad.
3.
– Wiilka magacii?
– Wiilka magaciisu waa Daa’uud.
– Daa’uudow, magacaygu waa Cabdi. Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
– Nabad.
Cycle 9
0.
– Magaciisu Xasan miyaa?
– Haa, magaciisu waa Xasan.
– Magaceedu Maryan miyaa?
– Haa, magaceedu waa Maryan.
1.
– Magaciisu Xasan miyaa?
– Haa.
– Xasanoow, barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan, maxaad sheegtey?
– Nabad. Ma nabad baa?
– Nabad.
2.
– Magaceedu Xaliima miyaa?
– Haa, magaceedu waa Xaliima.
– Xaliima ayo?
– Xaliima Faarax Muuse.
– Xaliimooy, Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
Cycle 10
0.
– Magaciisu ma Xasan baa?
– Haa, magaciisu waa Xasan.
– Magaceedu ma Maryan baa?
– Haa, magaceedu waa Maryan.
1.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Inanta magaceedu ma Caashaa?
– Caasha ayo?
– Caasha Muuse.
2.
– Ninka magaciisu ma Cali baa?
– Maya, waa Yuunis.
– Yuunis ayo?
– Yuunis Ismaaciil.
– Yuunis, barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
3.
– Magaceedu ma Laylaa?
– Haa, magaceedu waa Layla.
– Layla ayo?
– Layla Kaahin.
– Layla, ninkan magaciisu waa Xasan.
– Xasanoow, barasho wanaagsan.
Cycle 11
0.
– Magaciisu ma Xasan baa?
– Maya, magaciisu ma aha Xasan.
Waa Jaamac.
1.
– Magaciisu ma Jaamac baa?
– Haa, waa jaamac magaciisu.
– Jaamac ayo?
– Jaamac Cabdi.
– Magacaygu waa Nuur.
– Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
2.
– Inanta ma Sahraa magaceedu?
– Maya, magaceedu Sahra ma aha, waa Aamina.
– Aamina ayo?
– Aamina Maxamuud.
– Inanka magaciisu ma Cali baa?
– Haa, waa Cali Ismaaciil.
3.
– Magaceedu ma Nuuraa?
– Maya, ma aha Nuura, waa Khadra.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Geedi.
– Geedi ayo?
– Geedi Yuunis.
– Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan
Cycle 12
0.
– Magaceedu Maryan miyaa?
– Maya, waa Xabiiba.
1.
– Maxaad sheegtey?
– Nabad.
– Inanta magaceedu Maryan miyaa?
– Haa, waa Maryan.
– Maryan ayo?
– Maryan Cali.
– Magacaa?
– Cabdi.
– Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan, Maryan.
2.
– Ninka magaciisu Jaamac miyaa?
– Maya, magaciisu waa Kaahin.
– Ma Kaahin Yuunis baa?
– Haa, waa Kaahin Yuunis.
– Yuunisoow, magacaygu waa Xirsi.
– Xirsi ayo?
– Xirsi Caamir.
– Barasho wanaagsan, Xirsi.
– Barsho wanaagsan, Kaahin.
Cycle 13
0.
– Magaciisu waa maxay?
– Axmad weeye magaciisu.
weeye = waa yahay
1.
– Maxaad sheegtay?
– Nabad.
– Ninkaa magaciisu waa maxay?
– Axmad weeye magaciisu.
2.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Ninkaa magaciisu ma Xuseen baa?
– Haa, magaciisu Xuseen weeye.
3.
– Magacaa?
– Magacaygu Xamiid weeye. Magacaa?
– Cali weeye magacaygu.
– Ninkaa magaciisu Muuse miyaa?
– Maya, magaciisu Nuux weeye.
Cycle 14
0.
– Waa maxay magaceedu?
– Cadar weeye magaceedu.
1.
– Inantaa waa maxay magaceedu?
– Cadar weeye magaceedu. Magacaa?
– Xasna weeye magacaygu.
– Xasna ayo.
– Xasna Muuse.
2.
– Magacaa?
– Magacaygu Xaliimo weeye.
– Cali weeye magacaygu.
– Ninkaa magaciisu waa maxay?
– Magaciisu waa Axmad.
Cycle 15
0.
– Kani waa kuma?
– Kani waa Xasan.
1.
– Kani waa kuma?
– Kani waa Cumar.
– Cumar ayo?
– Cumar Nuur. Magacaa?
– Magacaygu Maxamuud weeye.
2.
– Waa kuma kani?
– Kani waa Saciid.
– Saciid ayo?
– Saciid Aaden. Magacaagu waa maxay?
– Magacaygu waa Nuux.
Cycle 16
0.
– Waa tuma tani?
– Tani waa Xaliimo.
1.
– Waa tuma tani?
– Tani waa Kinsi.
– Kinsi ayo?
– Magaceedu waa Kinsi Caydiid.
2.
– Tani waa tuma?
– Waa Caasha.
– Magacaagu waa maxay?
– Ismaaciil. Magacaa?
– Cabdi weeye magacaygu.
3.
– Waa kuma kani? Ma Cabdi baa?
– Maya, Maxamed weeye.
– Inanta waa maxay magaceedu?
– Tani waa Sahra.
– Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
Cycle 17
0.
– Kani ma Muusaa?
– Maya. Kani Muuse maha.
– Waa Cusmaan.
Muusaa = Muuse + baa
maha = negationen ma inte + den särskilda negativa formen aha av
verbet yahay är.
1.
– Kani ma Cumar baa?
– Maya, Cumar maha.
– Ma Cali baa?
– Haa, waa Cali.
– Cali ayo?
– Cali Ismaaciil.
2.
– Tani ma Sahraa?
– Haa, waa Sahra.
– Sahra ayo?
– Sahra Muuse.
– Magacaygu waa Yuusuf.
– Barasho wanaagsan, Yuusuf.
– Barasho wanaagsan, Sahra.
Sahraa = Sahra + baa
3.
– Caliyoow, kani ma Nuur baa?
– Maya, kani maha Nuur, waa Geedi.
– Geedi ayo?
– Geedi Jaamac.
Cycle 18
0.
– Muxuu qabtaa?
– Waa karaani.
– Saaxiibkiina?
– Macallin weeye.
qabtaa, qabataa gör, sysslar med, ägnar sig åt
karaani -ga tjänsteman, kontrosanställd
saaxiib -ka vän
weeye = waa + yahay
1.
– Kani ma Cusmaan baa?
– Haa, kani Cusmaan Nuur weeye.
– Muxuu qabtaa?
– Waa macallin.
2.
– Axmad muxuu qabtaa?
– Waa siyaasi.
– Saaxiibkiina?
– Saaxiibkiina waa ministarka tacliinta.
siyaasi -ga politiker
ministar -ka minister
tacliin -ta undervisning (jfr. macallin, orden är besläktade, de har olika
arabiska prefix)
3.
– Yuusuf ma wasiir baa?
– Maya, waa macallin.
– Maxamadna ma arday baa?
– Maya, waa karaani.
wasiir -ka minister (lån från arabiskan)
Cycle 19
0.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Macallin baan ahay.
ka shaqeeyaa, shaqeysaa arbetar med/som
ahay jag är
1.
– Maxaad sheegtay?
– Nabad.
– Cali muxuu ka shaqeeyaa?
– Waa askari.
– Saaxiibkiina?
– Waa dukaanle.
askari -ga polis, soldat
dukaanle affärsinnehavare
2.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Waxaan ahay ministarka tacliinta.
– Calina muxuu ka shaqeeyaa?
– Waa dukaanle.
Calina = Cali + -na och
3.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Yuusuf Ismaaciil.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Waxaan ahay turjubaan.
– Nuurna?
– Waa ministarka difaaca.
turjubaan -ka översättare, tolk
difaac -a försvar
Cycle 20
0.
– Ma macallin baa tahay, Cali?
– Haa, macallin baan ahay.
tahay du är
1.
– Ma darawal baad tahay?
– Haa, darawal baan ahay.
– Cumar ma darawal baa?
– Maya. Waa kuuli.
darawal -ka förare, chaufför (från eng. driver)
kuuli -ga arbetare
2.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad. Iska warran?
– Nabad.
– Ma macallin baad tahay?
– Maya, waxaan ahay karaani.
– Saaxiibkaana karaani miyaa?
– Maya, waa arday.
miyaa = ma + baa
3.
– Ninkaas magaciis?
– Waa Yuunis.
– Yuunis ayo?
– Yuunis Cali.
– Ma askari baa?
– Haa, waa askari.
Cycle 21
0.
– Ma macallimad baa?
– Haa, waa macallimad.
macallimad kvinnlig lärare << macallin + -ad
1.
– Xaliimo ma macallimad baa?
– Haa, waa macallimad.
– Saaxiibkeedna ma macallin baa?
– Haa, waa macallin.
2.
– Tani ma karaaniyad baa?
– Maya, wa askariyad.
– Magaceed?
– Magaceedu waa Caasho.
– Caasho ayo?
– Caasho Cali.
karaaniyad kvinnlig tjänsteman << karaani + buffert + -ad
askariyad kvinnlig soldat, polis << askari + buffert + -ad
3.
– Caashi ma ardayad baa?
– Haa, Caashi waa ardayad.
– Tani magaceedu waa maxay?
– Waa Nuura.
– Macallimad miyaa?
– Haa, waa macallimad.
ardayad kvinnlig student << arday + -ad
Cycle 22
0.
– Cali, ma macallin baa tahay?
– Maya, macallin ma ihi.
ma ihi jag är inte, negerad form av ahay jag är
1.
– Iska warran.
– Nabad.
– Cali, ma macallin baa tahay?
– Maya, macallin ma ihi.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Waxaan ahay ministarka tacliinta.
2.
– Sahra, ma karaaniyad baa tahay?
– Maya, ma ihi karaaniyad. Waxaan ahay ardayad.
– Shire askari miyaa?
– Haa, askari weeye.
3.
– Xabiibi ma macallimad baa?
– Haa, waa macallimad.
– Layla, ma darawalad baa tahay?
– Maya, darawalad ma ihi. Waxaan ahay askariyad.
darawalad kvinnlig förare, chaufför = darawal + -ad
Cycle 23
0.
– Muuse, ma karaanaa tahay?
– Maya, mihi karaani. Waxaan ahay macallin.
karaanaa = karaani + baa
mihi = ma ihi
1.
– Muuse, ma askaraa tahay?
– Maya, askari mihi. Karaanaan ahay.
– Cadar ma macallimad baa?
– Maya, macallimad maha. Waa ardayad.
karaanaan = karaani + baa + aan
2.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Askaraan ahay.
– Calina ma askari baa?
– Maya, waa ministarka difaaca.
3.
– Kani waa kuma? Ma Calaa?
– Haa, waa Cali Ismaaciil.
– Wuxuu qabtaa?
– Waa arday.
Calaa = Cali baa
Cycle 24
0.
– Muuse, ma karaanaa tahay?
– Maya, mihi karaani. Waxaan ahay macallin.
karaanaa = karaani + baa
mihi = ma ihi
1.
– Muuse, ma askaraa tahay?
– Maya, askari mihi. Karaanaan ahay.
– Cadar ma macallimad baa?
– Maya, macallimad maha. Waa ardayad.
karaanaan = karaani + baa + aan
2.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Askaraan ahay.
– Calina ma askari baa?
– Maya, waa ministarka difaaca.
3.
– Kani waa kuma? Ma Calaa?
– Haa, waa Cali Ismaaciil.
– Wuxuu qabtaa?
– Waa arday.
Calaa = Cali baa
Cycle 25
0.
– Xaggaad ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Burco.
xaggaad = xaggee + baa + aad
dhashaa, dhalataa föds
Burco, eng. Burao
1.
– Iska warran.
– Nabad.
– Xaggaad ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Burco.
2.
– Magacaa?
– Waa Yuunis magacaygu.
– Xaggaad ku dhalatay?
– Muqdishaan ku dhashay.
Muqdishaan = Muqdisho + baa + aan
3.
– Magacaygu waa Cali. Magacaa?
– Xirsi.
– Xaggaad ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Ceerigaabo.
Ceerigaabo, eng. Erigavo/Erigabo
Cycle 26
0.
– Ma Hargeysaad ku dhalatay?
– Maya. Waxaan ku dhashay Muqdisho.
Hargeysaad = Hargeysa + baa + aad
Hargeysa/Hargaysa, eng. Hargeisa
1.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Ma Muqdishaad ku dhalatay?
– Maya. Waxaan ku dhashay Afgooye.
Afgooye
2.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Karaanaan ahay.
– Ma Burcaad ku dhalatay?
– Maya. Waxaan ku dhashay Berbera.
Berbera
3.
– Aamina, maxaad sheegtay?
– Nabad.
– Ma Hargaysaad ku dhalatay?
– Haa. Hargaysaan ku dhashay.
Cycle 27
0.
– Ma magaalaad ku dhalatay mise miyi?
– Waxaan ku dhashay magaalo.
magaalo stad
mise eller
miyi -ga landsbygd
1.
– Caliyow, maxaad qabataa?
– Macallin baan ahay.
– Ma magaalaad ku dhalatay mise miyi?
– Waxaan ku dhashay magaalo.
2.
– Layla, ma Burcaad ku dhalatay mise Hargeysa?
– Waxaan ku dhashay Hargeysa.
– Saaxiibkaana?
– Wuxuu ku dhashay Marka.
Marka, eng. Merca
3.
– Iska warran, Cumar.
– Waa nabad.
– Ma miyi baad ku dhalatay mise magaalo?
– Waxaan ku dhashay miyi.
Cycle 28
0.
– Xagguu ku dhashay?
– Wuxuu ku dhashay Berbera.
1.
– Ma nabad baa?
– Nabad.
– Saciid xagguu ku dhashay?
– Wuxuu ku dhashay Boorama.
Boorama/Boorame, eng. Borama
2.
– Ninkaasi waa kuma?
– Waa Kaahin.
– Xagguu ku dhashay?
– Wuxuu ku dhashay Muqdisho.
3.
– Ma macallin baa tahay?
– Haa, macallin baan ahay.
– Xaggaad ku dhalatay?
– Markaan ku dhashay.
Cycle 29
0.
– Ma waxay ku dhalatay magaalo mise baadiye?
– Waxay ku dhalatay magaalo.
baadiye (lån från arabiskan) = miyi
1.
– Xaliimo ma waxay ku dhalatay magaalo mise baadiye?
– Waxay ku dhalatay baadiye.
– Ma karaaniyad baa?
– Maya. Waa macallimad.
2.
– Jaamacow, xaggaad ku dhalatay? Ma miyi mise magaalo?
– Waxaan ku dhashay magaalo.
– Ma askari baa tahay?
– Haa. Askari baan ahay.
3.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Cashi ma waxay ku dhalatay baadiye mise Hargeysa?
– Waxay ku dhalatay Hargeysa.
Cycle 30
0.
– Adiga iyo walaalkaa ma waxaa ku dhalateen Muqdisho?
– Maya. Anigu waxaan ku dhashay Burco, laakiin isagu wuxuu ku
dhashay Hargeysa.
laakiin men
1.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Ma Muqdishaad ku dhalatay?
– Maya. Waxaan ku dhashay Burco.
2.
– Maxaad sheegtay?
– Nabad.
– Adiga iyo walaalkaa ma Muqdishaad ku dhalateen?
– Maya. Anigu waxaan ku dhashay Hargeysa, laakiin isagu wuxuu ku
dhashay Baraawe.
Muqdishaad = Muqdisho + baa + aad
Baraawe, eng. Barawa/Brava
3.
– Adiga iyo walaalkaa ma waxaa ku dhalateen Afgooye?
– Anigu waxaan ku dhashay Afgooye, laakiin walaalkay wuxuu ku
dhashay Hargeysa.
– Anigu Burcaan ku dhashay.
Burcaan = Burco + baa + aan
Cycle 31
0.
– Xaggeed ka timid?
– Waxaan ka imid Ameerika.
xaggeed/xaggaad = xaggee + aad
timid du kom/har kommit (här mera idiomatiskt kommer)
imid jag kom
1.
– Xaggeed ka timid?
– Waxaan ka imid Ameerika.
– Ma macallin baa tahay?
– Haa. Waxaan ahay macallin.
2.
– Iska warran.
– Nabad.
– Xaggeed ka timid?
– Soomaaliyaan ka imid.
– Ma Soomaaliyaad ku dhalatay?
– Haa.
Soomaaliyaan = Soomaaliya + baa + aan
Soomaaliyaad = Soomaaliya + baa + aad
3.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Xaggeed ka timid?
– Waxaan ka imid Hargeysa.
– Ma ardayad baa tahay?
– Maya. Askariyad baan ahay.
Cycle 32
0.
– Xaggeed ka timid?
– Waxaan ka imid Soomaaliya.
– Ma Soomaali baa tahay?
– Haa.
– Xaggaad ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Boorama.
1.
– Ma Ingiriis baa tahay?
– Maya. Maraykan baan ahay.
– Ma Ameerikaad ku dhalatay?
– Haa hey, waxaan ku dhashay Ameerika.
Maraykan amerikan
haa hey javisst
2.
– Ma Soomaali baa tahay mise Xabashi?
– Xabashi ma ihi. Waxaan ahay Soomaali.
– Ma waxaad ku dhalatay Afgooye?
– Maya. Berberaan ku dhashay.
Xabashi etiopier (jfr. abessinier)
3.
– Caliyow. Xaggeed ka timid?
– Booramaan ka imid.
– Ma Booramaad ku dhalatay?
– Haa.
– Ma askaraa tahay?
– Maya. Milataraan ahay.
milatari/milateri/militari/militeri -ga militär
Cycle 33
0.
– Ma magaalaad ku nooshahay?
– Maya. Waxaan ahay reer miyi.
magaalaad = magaalo + baa + aad
nool levande, aktiv, boende
nooshahay = nool + tahay
reer -ka familj, klan, stam
reer miyi -ga nomad
1.
– Maxaad sheegtay?
– Nabad. Iska warran.
– Nabad.
– Ma magaalaad ku nooshahay?
– Maya. Waxaan ahay reer miyi.
2.
– Caasha, xaggeed ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Baraawe.
– Ma reer miyi baa tahay mise reer magaal?
– Reer magaal baan ahay.
reer magaal -ka stadsbo
3.
– Ma miyaad ku nooshahay?
– Haa. Reer miyaan ahay.
– Ma Muqdishaad ku dhalatay mise miyi?
– Miyi baan ku dhashay.
Cycle 34
0.
– Raggaasi ma reer miyi baa?
– Maya. Waa beeralay
rag -ga män kollektivt = niman -ka (pl.) av nin -ka man
beeralay/beeraley -da bönder kollektivt
1.
– Ninkaasi ma reer miyi baa?
– Maya. Waa macallin.
– Ma wuxuu ku dhashay Ceerigaabo?
– Haa. Wuxuu ku dhashay Ceerigaabo.
2.
– Ma reer miyi baa raggaasi?
– Maya. Waa beeralay.
– Ma reer Burcaa?
– Haa. Waa reer Burco.
reer Burco Buraobor, invånare i Burao
Burcaa = Burco + baa
3.
– Raggaasi ma reer magaal baa?
– Haa. Waa reer magaal.
– Ma beeralay baa?
– Haa. Waa beeralay.
Cycle 35
0.
– Ma magaalay ku noolyihiin?
– Haa. Afgooyay ku noolyihiin.
magaalay = magaalo + baa + ay de
Afgooyay = Afgooye + baa + ay de
yihiin de är
1.
– Raggaasi ma magaalay ku noolyihiin?
– Maya. Miyay ku noolyihiin.
– Ma Soomaali baa mise waa Sawaaxili?
– Sawaaxili weeye.
miyay = miyi + baa + ay
2.
– Ma Xabashi baa tahay?
– Haa. Waxaan ahay Xabashi?
– Aabbahaa iyo walaalkaa ma waxay ku noolyihiin magaalo?
– Haa. Waxay ku noolyihiin magaalo.
3.
– Ma miyi bay ku noolyihiin raggaasi?
– Maya. Hargeysay ku noolyihiin.
– Ma Soomaalaa?
– Haa. Waa Soomaali.
Hargeysay = Hargeysa + baa + ay
Soomaalaa = Soomaali + baa
Cycle 36
0.
– Ma waxaad jeceshahay, in aad magaalo ku noolaato mise in aad miyi
ku noolaato?
// – Ma waxaad jeceshahay, in aad magaalo ku noolaato mise miyi?
– Waxaan jeclahay, in aan magaalo ku noolaado.
jeceshahay du tycker om = jecel behagad + tahay du är
in att
noolaato (<< noolaat - to) konjunktiv du skulle bo, i bisats: att bo
jeclahay = jecel + ahay
noolaado (<< noolaat - o) konjunktiv jag skulle bo, i bisats: att bo
1.
– Ma waxaad jeceshahay, in aad Muqdisho ku noolaato mise in aad
Hargeysa ku noolaato?
– Waxaan jeclahay, in aan Muqdisho ku noolaado.
– Ma Xabashi baa tahay?
– Haa.
2.
– Ma waxaad jeceshahay, in aad Sacuudi Carabiya ku noolaato mise
Cadan.
– Waxaan jeclahay, in aan Sacuudi Carabiya ku noolaado.
– Ma Sacuudi baa tahay.
– Haa, Sacuudiaan ahay.
Sacuudaan = Sacuudi + baa + aan
Cadan, sv. Aden
3
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Ma Maraykan baa tahay?
– Haa, Maraykan baan ahay.
– Ma waxaad jeceshahay, in aad Ameerika ku noolaato mise in aad
Soomaaliya ku noolaato?
– Waxaan jeclahay, in aan Soomaaliya ku noolaado.
Cycle 37
0
– Xasan, adigu xaggeed ku nooshahay?
– Waxaan ku noolahay Soomaaliya.
nooshahay << nool + tahay
noolahay << nool + ahay
1.
– Caliyow, xaggeed ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Muqdisho.
– Xasan, adigu xaggeed ku nooshahay?
– Waxaan ku noolahay Boorame.
dhalatay << dhal_t - tay
dhashay << dhal_t - ay (sh < l-t)
( _ markerar flyktig vokal)
2.
– Iska warran.
– Nabad.
– Waxaan ku noolahay Burco. Adigu xaggeed ku nooshahay?
– Iglan baan ku nooshahay.
Iglan = Ingiriis
3.
– Xaggeed ka timid.
– Waxaan ka imid Ruushka.
– Ma Ruushka baa ku nooshahay?
– Maya, Itoobiyaan ku noolahay.
Itoobiyaan << Itoobiya + baa + aan
Cycle 38
0.
– Ma magaalaad ku nooshahay?
– Maya. Magaalo ku ma nooli.
magaalaad << magaalo + baa + aad
ma nooli << ma nool + ihi
1.
– Ma magaalaad ku nooshahay?
– Maya. Magaalo ku ma nooli.
– Xaggeed ku nooshahay?
– Miyaan ku noolahay.
miyaan << miyi + baa + aan
2.
– Ma Carab baa tahay?
– Haa. Carab baan ahay.
– Ma Sacuudi Carabiya baad ku nooshahay?
– Maya, ku ma nooli?
– Xaggeed ku nooshahay?
– Cadan baan ku noolahay.
3.
– Adigu xaggeed ka timid?
– Soomaaliyaan ka imid.
– Ma magaalaad ku nooshahay?
– Haa. Muqdishaan ku noolahay.
Soomaaliyaan << Soomaaliya + baa + aan
magaalaad << magaalo + baa + aad
Muqdishaan << Muqdisho + baa + aan
Cycle 39
0.
– Aabbahaa iyo hooyadaa ma magaalay ku noolyihiin?
– Haa. Magaalay ku noolyihiin.
aabbahaa << aabbe + -k (best.) + -aa din
hooyadaa << hooyo + -t (best.) + -aa din
magaalay << magaalo + baa + ay de
yihiin de är
1.
– Aabbahaa iyo hooyadaa ma magaalay ku noolyihiin?
– Haa. Magaalay ku noolyihiin.
– Adigu ma Soomaali baa tahay mise Sawaaxili mise Xabashi?
– Soomaali baan ahay.
2.
– Adigu Sawaaxiliga ma jeceshahay?
– Haa. Waan jeclahay.
– Ma Xabashi baa tahay?
– Haa, Xabashaan ahay.
3.
– Iska warran.
– Nabad.
– Ma magaalay ku noolyihiin aabbahaa iyo hooyadaa?
– Haa, Berberay ku noolyihiin.
Berberay << Berbera + baa + ay
Cycle 40
0.
– Immisa carruur ah baa walaalo tihiin?
– Waxaannu walaalo nahay laba hablood iyo shan inan.
carruur är kollektivt, dvs. betecknar barn i plural, men själva ordet står i
singular.
1.
– Xaggeed ka timid?
– Waxaan ka imid Afgooye.
– Ma Afgooyaad ku dhalatay?
– Maya, Baraawaan ku dhashay.
– Immisa carruur ah ayaad walaalo tihiin?
– Waxaannu walaalo nahay toddoba carruur ah.
Baraawe, eng. Barawa, Brava
walaalaa syskon en pluralform som används när man anger eller frågar
efter antal.
2.
– Ma Maraykan baa tahay?
– Haa, waxaan ahay Maraykan.
– Carruur immisa walaalo tihiin?
– Saddex wiil iyo sagaal hablood baannu walaalo nahay.
– Soomaaliya ma jeceshahay?
– Haa, waan jeclahay.
3.
– Caashay, ma Booramaad ka timid?
– Maya. Waxaan ka imid Ceerigaabo.
– Immisa carruur ah baa walaalo tihiin?
– Siddeed.
– Ma Ceerigaabaad ku dhalatay adigu?
– Haa. Ceerigaabaan ku dhashay.
Boorama, eng. Borama
Ceerigaabo, eng. Erigabo, Erigavo
Cycle 41
0.
– Immisa inan baa walaalaa tihiin?
– Lix inan baannu walaalaa nahay.
1.
– Immisa inan baa walaalaa tihiin?
– Inan baannu walaalaa nahay.
– Adiga iyo walaalkaa ma waxaa ku dhalateen Hargeysa?
– Maya. Burcaannu ku dhalannay.
– Ma karaaniyad baa tahay?
– Maya, karaaniyad ma ihi. Milatariyad baan ahay.
2.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Xamiid.
– Xamiid ayo?
– Xamiid Xasan.
– Xaggeed ku dhalatay?
– Waxaan ku dhashay Muqdisho.
– Immisa inan baa walaalaa tihiin?
– Saddex inan baannu walaalaa nahay.
– [Rosh/Rush] ma jeceshahay?
– Maya.
– Ma macallin baa tahay?
– Haa. Macallin baa ahay.
– Xaggeed ku nooshahay?
– Waxaan ku noolahay Jabbuuti.
Cycle 42
0.
– Waxay walaala yihiin shan hablood iyo siddeed inan.
– Immisay walaala yihiin?
– Waxay walaala yihiin saddex iyo toban carruuraa.
1.
– Saddex iyo afar kolka la isu geeyo waa immisa?
– Saddex iyo afar kolka la isu geeyo waa toddoba.
2.
– Saddex iyo afar isu gee!
– Waa toddoba.
3.
– Shan iyo laba kolka la isu geeyo waa immisa?
– Shan iyo laba waa toddoba.
4.
– Afar iyo sagaal isu gee!
– Afar iyo sagaal kolka la isu geeyo waa saddex iyo toban.
5.
– Saddex iyo mid isu gee!
– Waa afar.
6.
– Toban iyo sagaal kolka la isu geeyo waa immisa?
– Toban iyo sagaal waa sagaal iyo toban.
7.
– Kow iyo toban iyo mid isu gee!
– Waa laba iyo toban.
isu geeyaa adderar, lägger ihop
Cycle 43
0.
– Immisa jir baa tahay?
– Waxaan ahay afar iyo labaatan jir.
1.
– Magacaagu ma Jaamac baa?
– Haa. Waa Jaamac.
– Immisa jir baa tahay?
– Waxaan ahay afartan jir.
– Ma Sawaaxili baa tahay?
– Maya. Soomaali baan ahay.
– Xaggeed ku dhalatay?
– Burcaan ku dhashay.
– Ma askari baa tahay?
– Maya. Macallin baan ahay.
2.
– Xasanow, adigu immisa jir baa tahay?
– Saddex iyo soddon jir baan ahay.
– Ma Xabashi baa tahay mise Sawaaxili?
– Sawaaxili baan ahay.
– Ma Kiinyaad ku dhalatay?
– Haa, Kiinyaan ku dhashay.
– Ma turjubaan baad tahay?
– Maya. Arday baan ahay.
Cycle 44
0.
– Walaaladaa ma Hargeysay deggan yihiin?
– Midna wuxuu deggan yahay Burco, midna Hargeysa.
1.
– Cabdillahiyow, xaggeed ka timid?
– Cadan baan ka imid, laakiin Burcaan ku dhashay.
– Ma darawal baa tahay?
– Maya. Darawal ma ihi. Macallin baan ahay.
– Immisa inan baa walaalaa tihiin?
– Labaatan inan baannu walaalaa nahay.
– Walaalahaa ma Cadan bay deggan yihiin mise Burco?
– Midna waxay ku nooshahay Burco, midna Cadan.
– Walaalahaa ma jeceshahay?
– Maya.
2.
– Xamiidow, aabbahaa iyo hooyadaa ma Xabashi baa?
– Maya. Waa Soomaali.
– Ma Hargeysay deggan yihiin?
– Maya. Muqdishay deggan yihiin.
– Walaalahaa ma Muqdishay deggan yihiin?
– Haa, waxay deggan yihiin Muqdisho.
– Adigu ma sagaal jir baa tahay?
– Maya. Laba iyo toban jir baan ahay.
– Ma waxaa tahay arday?
– Haa. Arday baan ahay.
Cycle 45
0.
– Boorame ma xeebtay ku taallaa mise way ka fogtahay?
– Way ka fogtahay.
Boorame/Boorama är femininum
xeebtay = xeebta + baa + ay
fogtahay = fog + tahay
mask. yaallaa / fem. taallaa
1.
– Maxaad sheegtay?
– Nabad.
– Ma Hargeysaad ka timid?
– Maya. Booramaan ka imid.
– Ma waxaad ku dhalatay Boorame?
– Haa.
– Boorame ma xeebtay ku taallaa mise way ka fogtahay?
– Way ka fogtahay xeebta, laakiin waan jeclahay.
– Aabbahaa iyo hooyadaa ma Booramay deggan yihiin?
– Maya. Waxay deggan yihiin Muqdisho.
2.
– Maxamedow, ma Ameerikaad ka timid?
– Maya. Waxaan ka imid Jayna.
– Ma Soomaali baa tahay mise Xabashi?
– Waxaan ahay Soomaali.
– Xaggeed ku dhalatay?
– Afgooyaan ku dhashay.
– Afgooye ma waxay ku taallaa xeebta?
– Maya.
– Ma Afgooyaa deggan tihiin?
– Aabbahay iyo hooyaday Afgooyay deggan yihiin, laakiin anigu
Muqdishaan ku noolahay.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Macallin baan ahay.
Jayna = Shiinaha
3.
– Xaliimo, ma reer Baraawaa tahay?
– Maya. Reer hargeysaan ahay.
– Maxaad ka shaqeysaa?
– Karaaniyad baan ahay.
– Hargeysii ma xeebtay ku taallaa mise way ka fogtahay?
– Xeebta way ka fogtahay.
Cycle 46
0.
– Muqdisho waa xaggee?
– Muqdisho waa xagga koonfureed.
1.
– Xaggeed ka timid?
– Waxaan ka imid Muqdisho.
– Muqdisho waa xaggee?
– Waa xagga koonfureed.
– Ma waxaad ku dhalatay Muqdisho?
– Maya. Berberaan ku dhashay.
– Waa xaggee Berberii?
– Xagga woqooyi weeye.
2.
– Soomaaliyii waa xaggee? Ma xagga galbeed baa?
– Maya. Waa xagga bari.
– Ma Soomaali baa tahay?
– Haa, Soomaali baan ahay, laakiin waxaan ku dhashay Itoobiya.
– Ma Itoobiyaad deggan tahay mise Soomaaliya?
– Waxaan deggan ahay Soomaaliya.
– Aabbahaa iyo hooyadaana ma Soomaaliyay deggan yihiin?
– Maya. Waxay deggan yihiin Itoobiya.
galab eftermiddag
galbeed västlig
3.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Magacaa?
– Magacaygu waa Cali.
– Magacayguna waa Yuusuf.
– Barasho wanaagsan.
– Barasho wanaagsan.
– Ma Ceerigaabaad ka timid?
– Maya. Waxaan ka imid Baraawe.
– Waa xaggee Baraawe?
– Baraawe waa xagga koonfureed.
– Ma jeceshahay?
– Haa.
Cycle 47
0.
– Xaggee tagaysaa?
– Hargeysaan tagayaa.
– Hargeysi waa xaggee?
– Waa xagga woqooyi.
1.
– Xaggee tagaysaa?
– Iglan baan tagayaa.
– Waa xaggee?
– Waa xagga woqooyi.
– Ma Iglan baad deggan tahay?
– Maya. Waxaan deggan ahay Kiinya.
– Ma Sawaaxili baa tahay?
– Maya. Waxaan ahay Xabashi.
2.
– Muqdisho waa xaggee?
– Waa xagga koonfureed.
– Ma xeebtay ku taallaa mise bariga?
– Waxay ku taal xeebta.
– Ma Muqdishaad jeceshahay mise Hargeysa?
– Waxaan jeclahay Muqdisho.
– Ma Muqdishaad tagaysaa?
– Haa.
3.
– Magacaygu waa Yuusuf. Adiga magacaa?
– Magacaygu waa Sahra.
– Ma Soomaaliyad baa tahay?
– Haa. Waxaan ahay Soomaaliyad.
– Ma Burcaad ku nooshahay?
– Maya. Waxaan ku noolahay Boorame.
– Waa xaggee Boorame?
– Wa xagga galbeed.
Cycle 48
0.
– Burco xaggay ka xigtaa, Muqdisho?
– Waxay ka xigtaa xagga woqooyi.
1.
– Ma nabad baa?
– Waa nabad.
– Inanta magaceed?
– Magaceedu waa Caasha Saciid.
– Saciid ayo?
– Saciid Xamiid.
– Ma Burcay deggan tahay?
– Haa, waxay deggan tahay Burco.
– Burco xaggay ka xigtaa, Muqdisho?
– Waxay ka xigtaa xagga woqooyi.
– Ma xeebtay ku taallaa mise way ka fogtahay?
– Way ka fogtahay.
– Adigu xaggeed deggan tahay?
– Waxaan deggan ahay Ceerigaabo.
– Ma Ceerigaabaad ka shaqeysaa?
– Maya, Berberaan ka shaqeeyaa.
– Berberii ma xeebtay ku taallaa?
– Haa. Waxay ku taallaa xeebta.
– Ma jeceshahay Berbera?
– Haa. Waan jeclahay.
2.
– Nuura, ninkaasi ma Maraykan baa?
– Haa, waa Maraykan.
– Muxuu qabtaa?
– Waa macallin. Wuxuu ka shaqeeyaa Hargeysa. Adigu xaggeed ka
shaqeysaa?
– Waxaan ka shaqeeyaa Ceerigaabo.
– Maxaad qabataa?
– Milatari baan ahay.
– Ceerigaabo, Berbera xaggay ka xigtaa?
– Bari bay ka xigtaa.
– Xeebta ma ka fogtahay?
– Haa, Ceerigaabo xeebta way ka fogtahay.
Cycle 49