Adiga iyo qoyskaagaba gacmo furan ku soo dho

Transcription

Adiga iyo qoyskaagaba gacmo furan ku soo dho
Välkommen till
Öppet hus
på Angereds Närsjukhus
Cusbitaalka Angereds Närsjukhus waa mashruuc daryeel caafimaad ah oo si gaar ah loo sameeyey. Ujeedada laga wato cusbitaalka Angereds Närsjukhus waa mid aad u sareeysa waxaana
ay ku saabsan tahay in lagu abuuro daryeel caafimaad hadba baahida jirta awgeed iyo weliba
rabitaanka guud ee ka jirta Nordost. Qaabilaadahu waxay ku saleeysan yihiin fikrado cusub
oo ah daryeelka caafimaad ee lagugu casumo iyo sida bukaan socodka loola kulmo. Cusbitaal
cusub ee kuu dhow ayaa ka abuurmaya Angerd 2011-ka, laakiin hawlihiisu waxay ku sii biloowmeen dhimooyin ku meelgaar ah.
Adiga iyo qoyskaagaba gacmo furan ku soo dhowaada qeybta qaabilaada cusub ee gaarka ah ee
cusbitaalka Angereds Närsjukhus bishu markey
tahay 4 september. Guri furan ayaan ka fureynaa
cinwaanka Triörgatan 2 iyo 8 ee Angered Centrum, markey saacadu tahay 16 -19. Anaga qaabilsan xaruntaan gaarka ah ee dhalinyarada iyo
caruurta, Qeybta daawada ee Medicinmottagningen iyo qeybta Smärtcentrum ayaa diyaar kuugu ah
si ay kuu tusaan hawlaha aan qabano.
Qeybta khaaska ah ee
caruurta iyo
dhalinyaradda
Qaabilaada
daawada
Xarunta xanuunka
-
Clownen Manne
ayaa booqasho noogu iman doona oo
masrixiyad caruurta u
sameeyn doona
-
Fikradsiin ku
saabsan socodka.
-
Akhrin ku saabsan xariiqda tilmaamta koritaanka
carurta
-
Tusid qeybta
qolka qaabilaada ee
khaaska loo dhisey.
-Imtixaanka tijaabada
awooda sambabadda
(Spirometri)
-Koorso ku saabsan
badbaadinta Wadnaha iyo sambabada
-Fikradsiin ku saabsan socodka.
-Sigaarka lala dagalamo xaafada Nordost, warbixin dhibaatada sigaarka
-Muxaadaro ku saabsan cudurka Afasi
-Tijaabo ka qaadid
-Warbixin ku saabsan
ururada bukaan socoda
-Tusitaan ku wajahan
Värkstaden
-Muxaadaro ku saabsan Smärta
-Warbixin ku saabsanxanuunka iyo
koorso ku saabsan
iska ilaalinta streeska.Sida loo dhimo
xanuunka
-Tusitaan bandhig ah
ee ku saabsan TENS
(elektrisk stimulering)
Lasten ja nuorten erikoisvastaanotto, Triörgatan 8, Angered
Yleislääkärin vastaanotto ja Kipukeskus, Triörgatan 2, 2. ja 3. kerros, Angered