Suomi – Somali Metallialan sanasto aineyhdiste isku dhis akseli

Transcription

Suomi – Somali Metallialan sanasto aineyhdiste isku dhis akseli
1
Suomi – Somali
Metallialan sanasto
aineyhdiste
akseli
akselivarmistin
alarajamitta
alumiiniseos
aluslaatta
alustava työstö
arvo
asennus
asetus
asetyleeni
avain
halkaisija
hammasluku
hammaspyörä
hammastanko
hammasvälitys
hansikkaat, käsineet
happi
hiomakone
hitsaus
hitsauslanka
hitsausohjeet
hitsauspistooli
holkki
hylsyavain
ilma-aukko
ilmasuodatin
inertti
isku dhis
daab,sabarad
hubinta isku dabaridka,
xadka ugu dhaw qiyaasta
isku dhex jurka macdanta jaandiga ah
macdanta jaandiga ah,bir ka sameysan bir
kale
carab ama rabar yar ama saan yar oo boolka
ama meel la xidho
goosmada ugu haboon
ama musamiir badan.waa bir loo isticmaalo
in laba shay leys kula dhajiyo
qiimayn
sugid,(setup)
diyaarin
neef bilaa midib ah oo lagu shito tariig gaar
ah iyo waxyaabo kale ( alxanka
furo
dhexroore,goobada dhexdeeda
tirada ilkaha sida sil silada matoorka
bahasha ganaha leh ee
biraha ilkaha is galo leh,ee leeys gil giliyo
ee wareegto.
tirada ilkaha,
isku gaynta ilkaha ama is gaarsiin ilkaha
iwm.
bahasha gacmaha la gashto sida ka hortaga
qabowga iwm.
curiye hawo ah
bahasha alwaax yada lagu xogo am
abiraha.iwm
alxan, alxamid
fiilada alxanka ee lagu alxama meesha loo
bahanyahay
sida wax loo alxamo ama loo qab qabto
qoriga alxanka ee ka soo baxo ogsajiinka.
kayn, doorka
ka shawiitada wax lagu furo tan afka godan
meesha hawada ka soo baxdo
air filter.bahalka hawada nadiifiyo.
aan laheyn qubad oo wax ku dhaqaajiyo
ama kula fagalo
2
irrottaminen
irrotus
istukka
jalkaharppi
jarru
jousi
joustavakytkin
jousto
jäähdytys
kaasuseos
kaasusuutin
kaava
kaksitoiminen
kalteva taso
kalvin
kampi
kanta
kara
karkeamitta
kartio
kartiohammaspyörä
kartiorullalaakeri
katkaisuterä
kaulus
kehä
keskipaineletku
kestoaika
kestävyys
ketju
ka saarid eryid sida wax la nacay oo la
tuuray iwm
tuuris,ka saarid
qaybta toornada ka mid ah oo lagu qabto
birta la sameynayo
biinso mida wax lagu furo oo leh laba mici
fariin sida kan baabuurto oo kale
fiilo mida isku laalaaban oo hoos marka loo
riixo kor u soo yara kacdo
badhan midka moolada hoos ku leh ee
marka hoos loo riixo
qaloocsami karo (aan jabaynin) la qaloocin
karo
qabowga yar, kaad
ka tuleesho, oo leh meel gaaska soo maro.
isku darka gaaska,sida gaaska ogsijiinka oo
kale ee wax lagu gubo
bahal yar oo tubada gaaska afka looga
xero,faryareyda la ego o dhexda
qaacido
wax laba jeer la qabto, ku sii simid,xil quf
kale sii simid.
janjeedhis qalabka looxa lagu simo
bahal lagu duleeliyo dirbiga ama boolalka
lagu dhuujiyo
bir oo sidex ama afar gees leh sida
marwaxada ee dhexda ku leh duleel
meel, boos
geed aan go’en, sida laan la qalajiayay
qiyaasta kore sida kori laa hoos
koor, wax sida qalinka afkiisa camal oo
dhuuban hoos neh
birta ilkaha leh ee wareegto.
kushuneeto, mid sida farantiga oo kale u
wareegsan dhexda neh ku leh
bir oo sida biinsada oo kale u sameynsan ee
wax lagu jaro oo biro kale la socdaan sida
bahal yar oo af leh iyo kashawiito bahasha
boolalka lagu
kaladhka shaadhka (shaatiga) koodhka iwm
kaatun, faraati, fargal, giraan
biro yar yar oo baaburta loo isticmaalo
dhanka lugaha sidey u wareejiso.
dhererka dhimac ilaaliyo dhinac,dayn siin
adkaysi, caabi
katiinad, silsilad
3
kevennys
kierre
kierrejousi
kierreleuka
kierretappi
kierreterä
kierros
kierteet
kierteittää
kiillottaa
kiinnike
kiinnitin
kiinnitysrauta
kiinteä
kiintoavain
kimmoinen
kimmoisuus
kiristysmutteri
kokonaispituus
kokoonpano
työstökone
korkeus
kovametalli
kulma
kulmamitta
kuormitus
kupari
kupari
kuusiokoloavain
la shido, la ifiyay , la fududeeyay
dun
mar dhacyo leh, garaaryo leh.
moolada mardhacyada leh, garaaro leh, sida
meel laga qabto dhinac wallbo
isku laalaaban.
damauga mar dhacyo leh,daan garaaro
bir u sameysan sida qasabada meesha laga
furo oo kale,sidex gees ayuu
meesha qasabada laga xiro ama laga furo
bir u sameysan sida birta wayn nee
baabuurka dabada loga xidho ee
qaab goobaabin ah sida kubbadda
wareerg sida fiilo leysku laalabay iwm
dun
kaga dhaalisid, si fiican u hagaajisid
bir dhinac u qodoban oo duleela badan leh
ee ku xermaan boolal
giijin, xidhid, bir yar oo afar gees ah oo
dhexda ama afarta gees ku leh
birta wax lagu dhuujiyo ama lagu dhejiyo
dhinac bagacsan siman sida faraha
foodooda
kiyaawo birta boolalaka lagu dhuujiyo ama
musaamiirta
cinjir, raabadh, laastiig
sii, la siiyo, bixin
bool sidex gees ah ama afar ama hal gees oo
dhinac kasto wax kaga
isku geynta dhererka dhimac ilaaliyo
dhinac,dhererka intiisa oo dhan.
curis, isku dar, isku biiris, isku dhisid
qalabka mashiinka, qalabka matoorka kor u
soo yara kaco.
dherer
bir adag oo sida qalinka camala ah xoogaa
neh yara culus
xagal
bir yar oo lagu qiyaaso xagalada ama
angalada
culays, lawdh
maar (macdan)
maar ama macdan
kiyaawo boolalka godan lagu furo lexges
ayuu leeyahay
4
laikka
lastuamisnopeus
lastumuoto
leikkaus (piirros)
leikkuusyvyys
leveys
magnesium
metallilastu
mitoittaa
mitoitus
mitta
mutteri
pinta,taso
pituus
pora
putkikärki
pyörivä kärki
ruuvi
sinkki
sorvata
sorvikone
syöttö
takateränpidin
terä
ympyrän halkaisija
tekijä: Mohamed Ahmed
mindida ama soodhka inta balaaran ee wax
jara
goysmada xawaaraha ah
qayb aad iyo aad u yar
leeyahay mid hoos ah iyo laba dhincaha ah.
qormo wax lagu sawiro
jarida dhererka intiisa hoose
balac, balaar
tamaashiir, ta sabuurada lagu qoro
meel lagu xidho musaamirr oo lagula qabto
mel kale oo jaban sidey u kala
bir aad iyo aad u yar
cabir,qiyaas
qiyaasin
qalab wax lagu qiyaaso
nadhka boolka ku xidhma
heerka sagxada
dhereka dhimac ilaaliyo dhinac dayn siin
qalab wax lagu dolooliyo
tubada caaradeeda,
caaro wareegto
nooc ma mid ah musbaark
shiinkiyaha ku xiran
sida markaa rabto wax inaa alxamto gaaska
aad isticmaaleysid
sidey u kala fuqin ama u kala dhaqaaqin
sida mida albaabada oo kale.
wax walax qurxiya
toorna ama bir mashiinka lagu qoro
toorno weecin, ama (turning machine)
qaybqaybin, u qaybin
soodhka xagiisa dambo ee balaaran, iwm.
mindida xaga hoose ee afka leh, iwm
u weyn
wax lagu furo sida boolalka oo kale waxey
u sameysantahay sida birta
xirmaan sida tubada biyaha mida u kala
qeybiso.
Goobo dhexroore, goobada dhexroorkeeda