Somali Translation - Gifford Primary School

Transcription

Somali Translation - Gifford Primary School
Warqad sharaxeyso skoolka
hoose ee xaafada Ealing
Ilmaha iyo dadka qaangaarka ciidaminkooda
Hordhac
Warqadaan waxaa loo suubiyay waalidka iyo dadka ilmaha ilaaliyo
oo ilmahooda skoolka xaafada Ealing digta mise bilaabi rabo.
Waxeey kuu cadeyneysaa skoolka hoose gosidahiisa nooca eey kala
yihiin iyo sidii aad ooga faideysan kartiin fursadaha oo dhan eey inku
caawin karaan.
Skoolada Ingriiska ku yaalo si aad u weyn beey isku badaleen tobanki
sano oo la soo daafay gudahood.
Hadii aad ku cusubtahay gosada skoolka mise aad mar dhow ka
imaatay wadan kale, markaas warqadaan waxeey ku siini warran aad
u fiican.
Mahadnoqosho aad u weyn waxaan
u celineynaa dadka oo dhan oo
caawiyay in warqadaan la soo bixiyo
ayagoo wax ku xayeysiistay. Arintaas
waxeey ku caawisay lacagtii oo loo
isticmaalay daabacda iyo tii lagu soo
saaray warqada.
Waxaan ku soo darnay macluumad ku saabsan manhajka skoolka iyo
sidii loo imtixaani lahaa cunugaada (qiimeyn waxbarasho). Waxaan
ku fasireynaa waxaa oo eey skoolka inka rabaan adiga iyo cunugaada
bo iyo wixii oo xaga caawimaadka aad ka sugi kartaan skoolka.
Waxaa ku qoran xataa arimo fiican oo kugu sheegaayo sidii aad si
fiican oogu caawin kartid cunugaada xaga wax barashada.
Waxaan aaminsanahay waalidka iyo dadka ilmaha ilaaliyo hadii eey
ka war qabaan wax barashada cunugooda, waxeey la shaqeyn
karaan skoolka si eey u suubiyaan cunugooda wax barashadiisa eey
kor u aado.
Arimaha can ka eh
waxbarashada xaafada
Ealing
Sharciga wadankaan waxeey shaeegeysaa in ilmaha
dhan oo 5 ilaa 16 jir ah in eey skool ku jiraan. Waalidka
inta oogu badaan waxeey doortaan in eey ilmahooda
skool u dirtaan laakinse sharciga waxeey cadeyneysaa
in waalidka loo ogolyahay ilmahooda eey guriga wax
ku baraan ayagoo manhajka wadanka raacayaan.
Ingriiska daxdeeda, skoolka oo qasabka eh waxeey
damataa Jimcadaa oogu dambeyso ee bisha June
sanadka uu cunuga lix iyo toban jir eey u buuxsanto.
Arin kale oo lagu daray tii hore waxeey tahay in
sharcigi la badalay ee 2015 laga bilaabo ilmaha
waxeey ku qasban yihiin in eey wax barasho ku jiraan
ilaa intii eey 18 sano u buux santo.
Skoolada inta oogu badan ilmaha waxaa la fadiisiyaa
galaasaka ayakoo la fiirinaayo dadooda oo aan la
fiirineynin awoodooda meesha eey mareyso. Sanadka
marka eey damaato waxa loo gudbini galaaska ka
koreyso, ayagoo la fiirineynin in eey gareen meeshi
laga rabay.
Skoolada oo gosada wadanka waxeey raacsan yihiin
Manhajka Wadanka laakinse skoolda iyo macalimiinta
goonidooda baa doorankaraan wixi eey bari rabaan
iyo xataa sidii eey u qabqaabin rabaan waxa la
baraayo ilmaha.
Skoolka baa keeno inta oogu badan oo ah buugaagta
waxbarashada iyo kuwa lagu qoro. Kubaas skoolka baa
lagu xareeyaa ilmaha na waxeey guriga u qataan
bugaagta eey oogu baahanyihiin in eey ka soo
shaqeeyan guriga.
Qado oo kulul baa skoolka laga siiyaa ilmaha waxaa na
laga rabaa in uu waalidka mise qofka cunuga haayo in
eey bixiyaan lacagtiisa wig kasto. Ilmaha qaarkood
waxaa loo ogolyahay cunto oo bilaa lacag eh (FSM)
hadii eey waalidka mise qofka haayo cunuga eey
dowlada ceyr siiso.
Skoolada inta oogu badan waxeey heystaan dar gooni
ah oo la gishto oo eey ku qasbanyihiin ilmmaha eey u
xirtaan skoolka. Waxaa loo diibi waalid kasto mise
qofka oo ilmaha haayo liis eey ku qorontahay darka oo
dhan oo looga baahan yahay in eey u soo gadaan
cunuga.
Qeybaha Skoolka
Dada eey
jiraan
Augusto 31
deeda
Sanadka
3-4
Xanaano
4-5
Xanaano
5-6
Heerka
Manhajka
Heerka
Tiirmudka
Meesha waxa lagu baro
Qasab
miyaa?
Bilaa lacag
miyaa?
Skoolka Xanaanada
Maya
Maalinta haaf
keed
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa laga
bilaabo 2015
Haa
Skoolka
ciyaalka
yar
Sanadka1
Heerka1
6-7
Sanadka2
7-8
Sanadka3
8-9
Sanadka4
9-10
Sanadka5
10-11
Sanadka6
11-12
Sanadka7
12-13
Sanadka8
13-14
Sanadka9
14-15
Sanadka10
15-16
Sanadka11
16-17
Sanadka12
Skoolka
hoose
Heerka2
Skoolka
ciyaalka
daxe
Heerka3
Skoolka daxe
Heerka4
Heerka5
17-18
Sanadka13
Skoolka daxe mise
Koleege
Horumarka sidii loo cabiro
Heerka kobaad ilaa midka labaad waayo kasto wuxuu heystaa lix qeybood. Kubaas lagu fiiriyaa cunugaada
horumarkiisa asagoo la fiirinaayo ilmaha kale oo dadiisa oo wadanka ku nool.
Ilmaha waxeey ku koraan si oo kala mid eh laakinse qeybahaas waxeey ku tusi karaan cunugaasa
horumarkiisa markii loo fiiriyo dadiisa waxa laga rabo. Mathalan Heerka kobaad markii eey damaato,
ilmaha inta oogu badan waxeey gareen qeybta labaad, iyo markii eey Heerka labaad dameyaan, inta oogu
badan waxeey gareen qeybta afaraad.
Qeybaha xataa wili weey u kala baxaan qeybo kale, markaas waxaad maqli karta mar mar macalimaha oo
dahayaan qeybta 1c,2b mise 4a. Markaan ‘c’ waxaa laga wadaa meesha oogu hooseyso uu cunuga gaari
karo qeyb kasto, ‘b’ waxaa waaye daxdaxda iyo ‘a’ waa miska oogu koreyso. Markaas cunuga eey
shaqadiisa mareyso qeybta 2b wuxuu ku jiraa daxdaxda qeybtaas, asagoo ka koreeyo 2c oona uu usocdo
2a.
Waxaan waxeey u ekaan kartaa adeyg laakinse waxeey caawineysaa macalimiinta in eey arkaan cunugu
horumarkiisa sanadka daxdiisa. Mathalan cunug oo ka gudbo qeybta 3c oo aado qeybta 3a sanadka gudihiis
wuxuu hormaray asagoo qeybtii sadaxaad wili joogo.Cunug oo ka gudbo 3c oo aado qeybta 4a horumar
weyn ma gaarin asagoo wili qeybti afaraad u gudbay.
Qeybtee cunugeyga loogu talagalay in uu ka
shaqeeyo?
Heer kasto markeey damaato, cunug kasto
waxaa laga rabaa in uu gaaro tacliin nooc
kale eh maado kasto. Miiska hoose wuxuu
ku tusaayaa tacliinta laga rabo cunugi in uu
gaaro qeyb kasto damaadkeed iyo ilmo
qaarkeed oo aad u fiican meesha eey gaari
karaan. Mathalsn ilmaha inta oogu badan
markeey sanadka labaad dameyaan
waxeey ku shaqeynayaan qeybta 2b, iyo
qaar kale oo aad u dadaalaayo waxeey ka
shaeyn karaan qeybta 2a mise 3c.
Waxeey ku shaqeynayaan
waxbarashada hore
Waan og nahay cunug
kasto in uu si gooni wax u
barto; laakinse skoolka
waxeey arki rabaan ilmaha
in eey kor u gudbaan,
ayagoo la fiirinin mesha
eey ka bilaabeen.
Meeshi loogu talagalay
Aad u dadalaayaan
Xanaanada
Xanaanada
1c
1b
Sanadka 1
1a
2c
2b
2a
3c
3b
3a
4c
4b
4a
Sanadka1
Sanadka 2
Sanadka 3
Sanadka2
Sanadka 4
Sanadka3
Sanadka 5
Sanadka4
Sanadka 6
Sanadka5
5c
5b
5a
6c
6b
6a
Sanadka 6
Cunugeyga side baa loo imtixaani donaa
(qiimeyn waxbarasho)?
Sanadka kobaad markuu damaado, ilmaha oo dhan waxeey fadiisanayaan imtixaan oo fiirineyso sidii eey
xarfaha iskugu aadinayaan oo eey ka digaayan erayo. Cunugaada wuxuu la fadiisani macalin oo waxaa lagu
dihi in uu aqriyo 40 erayo. Waxaa weeyan wax oo daqso badan oo lagu fiirin karo cunugaada awoodiisa in uu
xarfaha isku aadiyo oo erayo ka digo iyo waxeey qaadaneysa daqiiqado yar. Jawaabta waxaa ku siini skoolka.
Ilmaha waxaa si toos eh loo imtixaana markeey dameeyaan Heerka 1 iyo Heerka 2 damaadkood.
Imtixaanadaan waxaa la dahaa SATS- Imtixaanada waxbarashada qiimeynaayay.
Heerka 1 markeey damaato ( Sanadka 2, da’da 6 iyo 7) macalimiinta baa imtixaano ilmaha ayagoo
isticmalayaan imtixaano oo aad u cusleyn oo maadooyinka Ingriiska, Xisaabta iyo Siniska.
Markii eey dameeyaan Heerka 2 (Sanadka 6, da’da 10 iyo 11) ilmaha waxeey fadiistaan imticxaano oo
wadanka oo dan eey fadiistaan oo aah maadooyinka Xisaabta (oo ku jirto sidii eey ooga shaqeynayaan
xisaabta maskaxdooda) iyo Ingriiska: 1) Aqriska 2) Xarfaha sideey u kala gartaan iyo in eey sax u qoraan.
Qorista waxaa u saxo macalinkooda. Waana laguu soo diri waxeey keeneen.
Waxaad heli warbixin oo hal mar sanadkiibo oo ka socdo cunugaada skoolkiisa ayagoo kuu sheegayaan sidii
uu cunuga skoolka ku suubinaayo.
Waxaa jiro habeeno oo waalidka loogu talagalay adigoo lagaa casuumay in aad la fadiisatid cunugaada
macalinkiisa oo aad kawada hadashiin horumarka cunugaada.
Ka soo qeybka iyo imaanshada waqtigi loogu
talagalay- Maalin kasto waa muhiim iyo cunug
kasto waa muhiim
Waxaan og nahay markii eey ilmaha maalin kasto skoolka imadaan in eey wax fiican keeni donaan
wax barashadooda. Iyo meesha kale na waa run- ilmaha oo skoolka imaanin mar kasto waxeey
kenaan wax xun.
Waxaa loo fiirsaday



Ilmaha oo eey ka tagto boqolkiba 50 oo skoolka maalimihiisa, boqolkibo 3 baa helo shan A*
ilaa C xaga GCSEs gooda, maadooyinka eey ku jiraan Ingriiska iyo Xisaabta
Ilmaha eey ka tagto maalimooyin ah boqolki ba 10 ilaa 20, boqolki bo 35 baa helo shan A*
ilaa C, maadooyinka eey ku jiraan Ingriiska iyo Xisaabta
Ilmaha eey ka tagto boqolki bo 5 maalimooyin, boqolki bo 73 baa helo shan A* ilaa C,
maadooyinka eey ku jiraan Ingriiska iyo Xisaabta
Waxaad ogataan: GCSE( Warqada eey helaan ilmaha markeey dameeyaan skoolka kore) waxaa
waaye skoolka warqada eey siyaan ilmaha ayagoo imtixaan u fadiistay maado gooni ah, inta oogu
badan na maadooyin badan isku jiraan eey qataan ilmaha 16 sanogaaray oo skoolka kore wadanka
Ingriiska ka baxay.
Hadii uu cunuga
ogeen oo uu fasax kuu
5 daqiiqo maalin kasto la soo daaho
Cunugaada waxaa ka tagi
25 daqiiqo oo skool wiigi
Taas waxeey u digmataa shan saacadood iyo 20 dagiiqo terem ki
Waxeey u digmataa sadax maalin oo wax barasho sanadki
“Cunugaada wax barashadiisa waa muhiim- skoolka geey waqtigi
loogu talagalay”
Hadii eey ilmaha si fiican skoolka hoose u tagan waxaa laga wadaa markii eey ilmahaas garaan
skoolka kore sifiican beey oola qabsani.
Waxaan og nahay xataa ilmaha oo wax yar/ aad u qooya skoolka in eey si fiican oola daqmi Karin
markii eey dibaato qabsato iyo ma u fududa in eey saaxiibo yeeshaan.
Waalidka waxeey ku caawin karaan:







Cunugaada/ ilmahaada in eey guriga jogaan markii eey jiran yihiin bas
Skoolka in aad soo wacdid subaxa eey ilmaha skoolka ka baaqanayaan
In aad soo daqsatiin- ilmaha soo daaho waxaa ku adag wax barahsada iyo weey daafi wax
badan oo la bartay
Cunugaada in aad fasax u wadin skoolka oo wili lagu jiro
In aad ogtahay skoolka maalimaha oogu horeyso sidii uu cunugaada ooga tagin wax barasho.
In aad cunugaado hesho si uu skoolka u imaan lahaa hadii aad adiga oo waalidka eh jiran
tahay.
In aad la hadasho qof oo skoolka ka shaqeeyo hadii adiga oo waalidka eh eey kugu
adagtahay in aad cunuga skoolka keento.
Akhlaaqda
Skoolka umaadiisa waxeey tahay meel oo laisku xushmeeyo. Ilmaha, waalidka iyo dadka ka shaqeeyo bo waxaa laga
sugaa in eey si fiican oogu daqmadaan skoolka daxdiis, ayagoo iska war qabo, oo daka si fiican oo xushmad leh oo la
daqmadaan dadka oo dan mar kasta bo.
Dadka oo brofesionaalada ah oo ilmaha wax maro mar kasto weey ku farax sanyohiin in eey warka dageysanitaano
laakinse war oo colaad eh meehsa ma laga rabo.
Maxalimiinta waxeey amaanaan iyo eey ubaal
mariyaan si laka nooc eh ilmaha markii eey ku arkaan
akhlaaq fiican camal:





Afka ka amanaan hadii eey shaqo fiican/
akhlaaq fiican ku arkaan
Stiikaro iyo eey koox dooda wax siyaan
Warqado la siiyo
Meesha skoolka dan eey iskugu imaadaan
shaqada cunuga lagu tuso mise macalinka oogu
weyn shaqada la tuso
Waalidka in warqad loo soo qoro
In ilmaha la garaaco waa mamnuuc skoolka daxdiisa.
Ilmaha oo si fiican u daqmi weyaan waxaa lagu cigabaa
camal:




Meel in la fadiisiyo/ in laga reebo ciyaarta
Ilmaha kale in laga kaxeeyo oo meel gooni la
fadiisiyo
Warqad oo raali noqosho eh in eey qoraan
Waalidka in loo yeero oo lagala wada hadli
karo akhlaaqda cunuga
Xoog u sheega shada
In xoog laisku sheegto skoolka daxdiisa waa mamnuuc iyo si aad u muhiimsan baa loo fiiriyaa. Xoog u sheegashada
waxaa waaye in la isticmaalo colaad oo qofka kale maskaxda mise jirka aad ka dishid. Ardayda oo xooga loo sheegtay
waa isla marki bo in eey qof ween u shegaan.
Daska skoolka ka shaqeyaan meel beey ku qori arintaas oo xoog u sheegashada iyo waalidka waa loo wici karaa.
Akhlaaqda oo xoog usheegashada hadii la arko mar walbo waa la fiirini.
Ciqaab oo la yaqaano baa la digay iyo si oo banana baa loola daqmadaa in oo la caawiyo ilmaha eey iska badalaan
akhlaaqdaas.
Ingriiska oo Af Siyaadan ah (EAL)
Skoolka wuxuu heysta barnaamij oo hardhac eh oo loogu tala galay ardayda hada wadanka imaatay. Cunugaada hadii
uu Ingriiska si fiican u qori Karin mise u aqrin Karin waxaa la siini caawimaad eey ku bartaan Ingriiska skoolka
daxdiisa.
Cunugaada waa la imtixaani in la arko meesha eey marayaan xaga Ingriiska. Tan waxeey qaadan kartaa wiigag yar ilaa
intii uu cunuga skoolka la qabsanaayo.
Waxaa kale oo la suubini cunuga in loo qoro khariidad oo hadana si fiican loo fiiriyo oo la ogaado in uu cunuga wax
kasto oo galaaska laga digo uu ka qeyb galo.
Waxbarashada oo Gaarka Eh (SEN)
Ilmo qaar waxeey u bahnaan karaan Waxbarasho oo
Gaar ah (SEN) markaas waxaa la siyaa caawimaad
caga wax barashadooda iyo akhlaaqdooda. Ilmaha
oogu badan oo SEN heystaan waxeey tagaan skoolo
oo caadi ah.
Caawimaadka skoolka oo oogu hoseeyso waxaa la
dahaa Skoolka Kabadkiisa, waxey na noqon kartaa:



Si nooc kale in waxa loo baro
Gof weyn in uu cunuga caawiyo
Alaab gaar eh camal qalin gaar eh mise
kombiyuutar.
Cunugaada wuxuu u baahnaani karaa cawimaad
kaan oo lagu qoray kor waqti yaraan badan mise
Balan oo la leeyahay
macalinka mise
macalinka oogu weyn
Hadii aad rabtid in aad balan la yeeshato Macalinka
Oogu Weyn mise qof kale oo skoolka ka shaqeeyo,
waxaa waaye in aad macalinka galaaska weydiisatio
mise aad skoolka wacdid.Suaalada oo aad u weyneyn
xaafiska baa inta oogu badan ka jawaabi karo.
Tafadal waxaad iska ilaalisaa in aad macalinka la
hadashid maalinta bilaabkeeda sababtoo ah in eey
wax barashada daahdo.Laakinse macalimiinta weey
ku farax sanyihiin in eey waalidka la hadlaan maalinta
damaadkeed oo eey ilmaha galaaska ka baxeen.
Hadi uu cunugaada ka eed sheegto arday kale, tafadal
la hadal dadka skoolka ka shaqeyaan, adigoo u tagin
arday kaas kale waalidkiisa mise qofka haayo.
sanadyo badan. Waalidka mar kasto bo waa lala
hadlaa iyo waxaa loo sheega cunuga horumarkiisa.
Hadii uu cunugaada SEN aad u badan heysto skoolka
wuxuu la tahsni dadka wax barahsda ku taqluusan
iyo waxeey siini cunugaada cawimaad oo eey wax ku
bartaan. Arintaan waxaa lagu qoray buuga
Waxbarashada oo Garrka Eh si loola daqmado.
Skoolka baa kula soo xiriiri hadii eey siyaan
cunugaada cawimaad saayid ah mise cawimaad nooc
kale eh oo ku saabsan SEN.
Ardayda oo SEN heystaan ma ku shaqeynkaraan
Manhajka Wadanka loogu tala galay. Hadii eey saas
tahay horumarka waxaa lagu fiiriya wax kale oo P la
daho.
Cilmiga Galmo iyo
Cilaaqaadka (SRE)
Skoolada oo dhan oo ku yaalo UK waxaa laga rabaa in
ey heystaan siyaasad oo sheegeyso Cilmiga Galmo iyo
Cilaaqaadka (SRE).
SRE oo laga digo skoolka hoose waxeey ku
saabsantahay cilmiga iyo fahanka ilmaha eey ka
qabaan jirkooda, koristooda iyo si eey dad fiican oola
cilaaqadi karaan.
Baryahaan ilmaha cilmi badan beey ka helaan
internetka, tiifiiga iyo joornaalka oo ka sheekeyneyso
jirkooda iyo cilaaqadoyinka. Tan waxeey sii
adkinkartaa ayaantaan oo ilmaha eey wili baranayaan
jirkooda. Waxaa waaye fuhiim in eey skoolada iyo
waalidka eey ilmaha baraan hadalka oo fiican eey ku
hadli karan iyo cilaaqooyinka oo fiican.
Skoolada waxeey isku fiiriyaan in eey ilmaha wax
baraan laakinse xataa in eey ilmaha u koraan dad oo
aad u fiican umadda daxdeeda oo talo fiican gaari
karaan.
Ilmaha ilaalintooda
Skoolada waxeey kor geyaan cunuga caafimadkiisa
iyo sideey u nool yihiin.
Hadii eey macalimiinta arkaan wax oo tuseeyso in uu
cunuga la dili karo mise jurxo lagu haaayo, waxaa
waaye in eey sharciga Guddi xaafada Ealing Ilmaha
Ilaalinteeda.
Hadii eey arinta saas noqoto waalidka waxaa la
weydiini in eey soshalka, caafimaadka iyo skoolka dad
ka socdo eey la fadiistaan sidii loo fiirin karo waxa
dacay iyo sidii oo loo amaan galin lahaa cunuga iyo
waalidnimada lagu caawiyo. Sharciyaal gooni ah baa
jiro oo sheegayaan sidii cunuga loola daqmi karo
dadka skoolka ka shaqeeyo baa kuu sheegi karo.
Waxeey xataa ku sheegi karaan sidii cawimaad loo
raadsan karo hadii aad aqoonin cunuga sidii loola
daqmi karo.
Skoolka guddikiisa oo ilmaha ilaalinteeda hadii aad
rabtid waa lagu siin kara in aad weydiisatid un
weeyaan.
Waxaan waalidka waxaan oola talin karno




Cunugaada waqti u suubi aad oola hadli karto adigo ka sii joosanin
Waxaan suubisiin wax barasho guriga, buugag isla aqriya, xisaabta isla
fiiriya
Cunugaada ilaali in uu shaqada guriga loo soo qaato in uu dameeyay
Teefee mise combiyuutar cunuga qolkiisa ha digin. Ilmaha waxeey u
baahan yihiin nasasho eey ku seexan karaaan sidii eey waxa u baran
karaan.
Cunugaada sidii aad u ilaalin kartin internetka
markii eey galaan
Skoolada waxeey isticmalaan combiyuutaro iyo
interneetka in eey ilmaha wax kubartan. Laakinse ilmaha
waa in loo sheego qatarta ka jirto interneetka iyo waalidka
waa in eey ka warqabaan cunuga wuxuu internetka u
isticmalaayo.
Ilmaha waxeey ka gali karaan interneetka combiyuutarada,
iyo talefoonada gacanta qarkood, iyo ciyaaraha eey
isticmalaan. Waxaan oola talin laheyn waalidka:
Waxaa jiro wax la daho waalidka kontoroolkooda oo aad
ka heli karto combiyuutarka oo ilaalineyso ilmaha in eey
galaan meelaha loogu talagalin xaga interneetkaiyo
cunugaada talefoonka ganatiisa hadii uu heysto.
Ogow meelaha eey ilmaha galaan internetka in loo
ogolyahay dadooda. Meelo badan camal Facebook waxaa
loo ogolyahay ilmaha markeey garaan 13 sano kaliya eh.
Ogow ilmahaada waxeey interneetka u isticmalaayaan
Combiyuutarka dig meel oo xaafada dan eey isla isticmaali
karaan si aad u ilaalin kartid cunuga meelaha uu
interneetka ka galo iyo inta saacadood uu isticmaaalo.
Waligaa ha u ogolaanin ilmaha in eey heystaan kaamarada
combiyuutarka qolkooda daxdiisa. Ogow xataa taleefono
qaar kood waxeey leeyihiin kamaradooyin oo internetka
lagu isticmaali karo.
Isticmaal email oo familka dan isla ogyihiin in eey ilmaha
wax oogu soo dacdo.
In aad ka daadacsiisid ilmaha waligood in eey waxooda
dadka eey interneetka ku barteen eey u sheegaan.
Arimaha eey sheegi karaaan waxaa ka mid eh:
 Waxa eey interneetka ku galaan
 Adreeska gurigooda
 Adreeska oo emailkooda
 Taleefonka gacantooda nambarkiisa
 Sawiradooda
Hadii uu cunugaada helo email yaal oo qashin eh mise loo
soo qoro talefoonkooda waxaad ka daadac siisaa in uu
aaminin oo uu u jawaabin mise uu isticmaalin.
Waxaad cunugaada fahansiisaa in eey dad jiraan oo
internetka ku jiro oo aheyn waxa eey soo qoraan iyo
markaas eey u fiican tahay in eey saxiibahas online bas eey
ku dayaan. Waligood eey u tagin dad eey san aqoonin
ayagoo la soconin qof weyn.
Waxaad ka daadac siisaa cunugaada in eey kuu imaan
karaan hadii eey wax cun ku arkaan interneetks.
Waxaad suubisaa qanuunyaal oo familka dan eey ku daqmi
donaan iyo wixi dici doono hadii uu qof raaci dooni waayo.
Waxaad ka heli kartaa wacaal kale meesha:
www.thinkukow.co.uk
Si caafimaad eh in loo cunteeyo- Jir caafimaad ehMaskax caafimaad eh
Saxanka cuntada fiican la cuno (The eatwell plate)





Quraac
In aad badsatid qudaarta iyo fruutka ( waxaa fiican in aad cuntid shan wax oo qudaar iyo fruut
maalinti daxdeda)
In aad badsatid bardo, rooti, bariis, baasto iyo cuntooyin sas oo kale eh
Caano iyo wax la mid eh
Hilib, malaay, ukun, digir iyo broteen kale oo noocaas eh
In aad yareysatid cuntooyinka oo sokorta iyo baruur badan
Quraacda aad beey muhiim oogu tahay cuntooyin cafimaad leh. Waxaa la soo ogaaday in eey quraacda
markii la cuno la arko:
 Waxa si fiican baad u dageysani kartaa
 Madax anuunka iyo calool xanuunka laga sheegto beey yareeysaa
 Xooga beey badisaa
 Waxeey kordisaa waxaa si loo fiiriyo
Quraac oo cafimaad leh waxeey noqon kartaa:




Cereal oo sokorta ku yartahay
Boorash mise wax la mid eh
Ciir iyo fruut lagu jarjaray
Rootiga madow sidiisa eh mise la kululeeyay.
Cunugaada si aad uugo doori kartid cunto caafimaad
leh
Biyaha oo aashitada leh waxaa ku badan sokorta iyo calorieska. Waxeey suubin karaan cunuga in uu
heysto:
 Ilkaha in eey ka bololaan
 In uu buurto
 In uu fadiisankari waayo oo manta oo dhan rabo in uu is daqaajiyo.
Waxaa muhiim eh cunugaada in uu cabo cabitaan oo cafimaad leh maalinti (6-8 koob) camal:
 Biyo
 Biyaha fruutka mise qudaarta
 Ciir oo waxna lagu darin
 Caanaha fatka ku yartahay markeey ilmaha shan dafaan
Skoolka Qadadiisa
Cuntada Skoolka: Waxaa meel ku qoran cunuga cuntada la siin karo sidii eey cuntooyinkaan ilmaha
nashaddo fiican u siin karto. Waxaa ku jiro fruut iyo qudaar maalin kasto.
Ilmaha qaar waxaa loo ogolyahay cuntada skoolka oo bilaa lacag eh (FSM) hadii uu waalidka mise qofka oo
cunuga ilaaliyo eey qataan ceyr. Boos kasto oo FSM oo eey dowlada skoolka siiso, cunto bas skoolka cunuga
ma ku siiyo lacagta qaar xataa skoolka meel buu cunuga u digaa in meelo kalo lagu caawiyo. Hadii aad
rabtid in aad sii fahantid xafiiska skoolka la xiriir.
Cunto oo caafimaad leh oo ilmaha loo soo qaado: Hadii adiga mise cunugaada aad rabtiin in aad cunto
skoolka u soo qaadiin, waxaad qadada ooga digi kartaa :






Cuntada shidaal cunuga siiyo (camal rooi, kibis,baasto, bariis)
Broteenka(camal hilib, malay, digir iyo soorta oo kale)
Cannaha waxa laga suubiyay( camal farmaajo,ciir, caano)
Fruut/Qudaar( camal fruutka/qudaarta oo si yar yar loo soo jarjaray, fruutka oo qaleyl eh, qudaarta
biyahiisa)
Cabitaan(camal fruutka/qudaarta biyahooda, caano, biyo)
Biyaha aashitada leh iyo nanac ma lagu soo dari karo qadada skoolka loo soo qaato.
Canasha habeenki guriga lagu cuno
Hadii oo famiilka dan isla fadiistaan oo casho cafimaad badan eey isla cunaan habeen kasto famiilka wuu
isku soo dawaani iyo ilmaha waxeey baran karan sidii loo daqmado markii dad kale lala cunteeyo iyo waad
isla wada sheekey sankartiin. Tiifiiga iska dami sidii aad cuntada kaliya eh aad ku mashquushiin.
Ilmaha waxa eey cuntada ku sugi karaan
Jibiska, chokolaatada iyo farmaajka la goosan karo aad beey oogu badantahay cusbada, baruurta iyo
sokorta iyo waxeey u keeni kartaa xanuunka wadnaha iyo sokoroow markii uu cunuga koro. Liiska oo lagu
soo adeego oo hoos ku sawiran waxaad ka heli kartaa wax lagu badali karo:





Fruut
Lowska cusbo laheyn
Bariiska doorhsada laga suubiyay
Fruutka qalalsan
Qudaarta gooni eh iyo kuwa la
jarjaray camal karooto, barbarooni
iyo qajaar
Cunuga in uu helo saacadooyin loogu talagay oo
hurdo si uu waxbarashada oogu dadaalo
Waxaa la sheegay in:


3-5 shar in eey heystaan 11-13 saacadood oo
hurdo habeenkii
5-12 shar in eey heystaan 10-11 saacadood oo
hurdo habeenkii
Ilmaha waxeey u baahan yihiin hurdo oo maalin kasto
isku saacad eh sidii eey waxbarashada oogu dadaali
karaan.
Ciyaarta ee wax lagu baran karo
Ciyaarta waa wax fiican oo uu cunuga wax ku baran
karo. Waa muhiim in eey ilmaha faamilkooda, kaligod
markii eey yihiin iyo saaxibahooda maka eey la jogaan
in eey ciyaar fiican ciyaari karaan
Ilmaha waxeey rabi lahayeen in eey la ciyaaraan
waalidkooda mise dadka haayo intii eey tifiiga fiirsani
lahayee. Waxaad waqti siisaa in aad ilmahaada isla
fadiisatiin oo ciyaaro isla ciyaartiin camal in aad dad
kale iska digtiin, sbortis aad ciyaartiin.
Hadii aad waqti u heynin waxaad suubin kartaa in aad
cunuga waxaad adiga suubineysid uu kula suubiyo
camal guriga hadaajistiisa. Ilmaha waxeey ka bartaan
wax kasto eey arkaan eey ku dax jiraan iyo waalidkooda
waxa eey ka arkaan.
Ilmahaada in aad la ciyaartid banaanka
Ilmaha yar yar waxeey u baahan yihiin in eey wax oo ka daaliso eey suubiyaan 60 daqiiqo shan sheer wiigi. Qaar ka
mid eh waxa hoos loogu soo qoray skoolka beey ilmaha ka suubini, laakinse waalidka waxeey suubin karaan in eey
tusaan ilmaha eksersayska in uu fiican yahay ayagoo tusayaan ilmaha.
Waxaad waqti siisaa in aad cunugaada
banaanka aad wax ku suubisiin. Waxaad
suubin kartiin:





Bayskiil baad isla wadi kartiin
Meesha lagu ciyaaro baad iskula
socon kartiin
Bahasha oo kowaaban baan iskula
ciyaari kartiin
Waad soo dabaalan kartiin
Waxaad fiirin kartiin qofkii xariga
inta oogu badan ku boodi karo
Skoolada inta oogu badan waxeey
heystaan kooxooyin iyo wax la mid eh eey
ilmaha galabtii markii uu skoolka damaado
eey ku ciyaari karaan
Waxaa kale oo ku yaalo Xaafada Ealing
meelo badan oo la aadi karo oo lagu soo
ciyaari koro camal sbortis la ciyaaro.
Waxaad ka heli kartaa meesha adi kuu dow
www.ealing.gov.uk
Ilmaha waxeey ka bartaan wixii eey ku
arkaan waalidkooda.
Waxaad tustaa cunugaada in aad adiga
xataa jeceshahay waxaas in aad
suubisid adigoo tuseysid.
Wax yar yar camal in aad socotid intii
aad isticmaali laheyd gaariga xataa
waxeey tusi wax bada
Cunugaada caafimaadka maskaxdiisa in aad
horumariso
Waalidka waa dadka oogu koobaad eey ilmaha
wax ka fiirsadan iyo ilmaha waxasidii loo la
daqmado waxeey ka fiirini waalidka camal
markii eey imtiaan galayaan. Hadii aad markii
eey wax kuu suurta gali wayaan aad arintaas si
fiican oola daqmato oo aad xanaaqin, cunugi
wuxuu barani wax fiican.
Ka war qab cunugaada in uu heysto waqti uu
ku reaags gareyn karo camal qolkooda baaad u
diri kartaa. Ciyaarta iyo wax aqriska xataa
waxeey suubini cunuga in uu waqti uu ku
nasto heli karo.
Waxaad suubisa guriga daxdiisa meelo oo tartiib
oo qeyli badneen camal telefishanka bad damin
kartaa iyo heesaha aad u deer baad damin
kartaa.
Talaalka oo ilmaha jirada ka ilaaliyo
Talaalka waa si oo looga ilaalin karo cunuga jirooyin aad u Qatar badan. UKda daxdiisa ilmaha talaalooyinka oo lagu
dufto waxaa waaye:
Cimriga
Talaalka(midka lasiiyo)
2 bilood
DTaP/IPV(polio)/Hib (diphtheria, tetanus, pertussis (whooping cough),
polio, and Haemophilus influenzae type b) – hal-mar-baa cirbada lagu mudi, iyo:
PCV (pneumococcal conjugate vaccine) – cirbad kale baa la isticmaali
3billod
DTaP/IPV(polio)/Hib (2nd dose), plus:
MenC (Meningitis C) - cirbad kale baa la isticmaali
4 bilood
DTaP/IPV(polio)/Hib (3rd dose), iyo:
MenC (midka 2) - cirbad kale baa la isticmaali, iyo:
PCV (midka 2) - cirbad kale baa la isticmaali
12 ilaa iyo 13 bilood
daxdood
Hib/MenC (hal cirbaad beey ku daxjiraan – midka afaraad of Hib iyo midka
sadaxaad ooMenC).
MMR (measles, mumps and rubella – kuli-hal-cirbad), iyo:
PCV (3rd dose) – cirbad kale baa la isticmaali
Skoolka intii eey bilaabin cirbadihi ahaa:
DTaP/IPV(polio) (diphtheria, tetanus, pertussis (whooping cough)
and polio), iyo:
MMR (second dose) – cirbad kale baa lagu isticmaali
3 sano iyo 4 bilood
agteed
Wax kale hadii aad ogaani rabtid Daqtarkaada la xiriir.
Ilko iyo cirid caafimaad qabo
Waa muhiim adinkoo famiil eh in aad isku xamiltiin
ilkaha-cadigiisa si fiican in aad u suubisiin iyo in aad
waqti gooni eh siisiin sidii aad u heysatiin a foo
caafimaad qabo.
Markii aad ku aragtid cunugaada in eey ilkaha hore u
soo baxeen in aad isticmaashiin daawo cadi oo
bahasha ilkaha wasaqda ka daqdo eey ku jirto sidii aad
ilkaha bolokiisa aad iska ilaalisiin.
Ilmaha hadii eey 3 sano ka yar yihiin waxaad
isticmahsaan daawo cadi yar oo cadigi boqolki bo
todobaatan iyo shank or taalo.
Ilmaha sadax ilaa iyo lix sano waxaa waaye in eey
isticmalaan daawo cadi oo digirta cagaarka oo kale la
eg.
Ilmahaada waa maalinti oogu yaraan labo jeer in eey
cadistaa. Hal mar habeenki inti eey seexanin iyo mar
kale maalina daxdeeda.
Waxaad ku dahdaa cunugaada in uu iska tufu
daawada ku hartay afkiisa laakinse uu biyo kadaba
geynin oo afka uusan iska daqin.
Ilkaha bololka waxaa u keeno cuntada iyo biyaha oo
sokorta badan oo qofka maalinta cuno. Mathalsn:
Cunugaada waxaad geysa daqtarka ilkaha 6 bilood
gudeheed marka aad ku aragtid cunugaada iliga oogu
horeyso in uu usoo baxay mise hal jeer intii eey ka
gaarin labo sano. Tan waxeey keeni in eey ilmaha
daqtarka meeshiisa bartaan sidii eey hadow ooga
baqanin in eey adaan.
NHSka waxeey sheegeysaa in uu cunug kasto hal mar
sanadkii daqtarka ilkaha aado.
Nadaafada
Nadaafada oo goonida ah waxeey ilaalineyaa jirooyin
kaan oo eey dadka isku dibaan iyo cunugana wuxuu
baranayaa sidii eey nadaafadooda eey u ilaalil
lahayeen.
Nadaafada goonida eh waxaa ka mid eh:


Jidka in canduufo lagu tufin
Gacmaha in mar kasto la iska daqo siibo markii
musqusha laga soo baxo
 Mar kasto in la qubeysto oo jirka la daqo
 Timaha mar kasto in la daqo
 Ilkaha labo jeer maalinti in la cadisto
 Dar nadiif eh in la xirto
Ilmaha caaradooda iyo daawadooda
 Biyaha aashitada leh
 Buskutka
 Nacnaca
 Shokolaatada
Waxaa muhiim eh in aad ka ilaalisid inta jeer iyo inta
oo cuntada iyo biyaha sokorta leh eey ilmahada
maalinti cunaan. Waxaa waaye in aad ku ekeysiisid
marka sadaxda jeer maalinta cuntada la cuno bas.
Tfadal waxaad ugeysiisaa macalimada galaaska
cunugaada waxa uu ku caaroodo camal fruutka,
lowska, qudaarta mise cabitaanka. Macalinka galaaska
xataa waa in aad ogeysiisid cunugaada daawooyinka
uu qaato.
Daqtarka ilkaha in loo tago
Waa muhiim in aad ka qorantihiin GP(daqtarka ku
taqluusan wax kasto) sidii aad daqtar u aadi kartiin
markii uu wax in ku daco. Waxaad la hadashaa xafiiska
skoolka ayakaa kuu sheegi karo midka kuu dow.
Daqtarada ilkaha oo NHSka waa bilaa lacag in ilmaha
ilkahooda in laga shaqeeyo.
Daqtar
Tafadal waxaad ka fiirisaa
meesha oo doorashada
NHS oo aad ka heli karto
www.nhs.uk
hadii aad rabtid in aad wax kale
ka ogaatid waxa kor lagu qoray.
Meelaha lagugu caawin karo
Meelaha caafimaadka
Meelahaan waxeey yihiin meelooyin oo clinicyaal
iyo waxa yar yar lagu qali karo iyo ilmaha yar yar
lagu fiirin karo
Meesha caafimaadka Acton
35-61 Church Road
Acton
W3 8QE
T: 020 8991 5303
Meesha caafimaadka Mattock Lane
77-78 Mattock Lane
Ealing
W13 9NZ
T: 020 8383 5757
Meesha caafimaadka The Broadway
71-73 The Broadway
Southall
UB1 1LA
T: 020 8383 6006
Meesha caafimaadka Grand Union Village
Taywood Road
Northolt
UB5 6WL
T: 020 3313 7570
Meesha SAFE (0-18 years)( Faamilada xaafada
Ealing ku nool sidii loo caawiyo)
Meeshaan waxaa lala shaqeeyaa ilmaha, dadka yar
yar iyo faamilada oo u baahan caawimad markii eey
wax ku dacdo
Acton, Ealing, Hanwell T: 020 8825 7819
Northolt, Greenford, Perivale T: 020 8842 0220
Southall T: 020 8825 9800
Faamilka dadka waxa u sheego (0-19 years)
Faamilada dadka waxa u sheego oo Ealing (FIS) ku
yaalo waxeey ku caawiyaan dadka in eey ogeysiyaan
meelaha ilmaha lagu haayo iyo skoolka sanadyada
oogu horeyso wax barashadiisa iyo arimo kale.
Faamilka dadka waxa u sheego
Perceval House
14-16 Uxbridge Road
W5 2HL
T: 020 8825 5588
Jobsenter Blaska
Jobsenterka wuxuu heystaacaawimaad, wax oo la siin
karo iyo lacag oo lagu caawiyo dadka shaqo bilaabi
rabaan mise ku noqon rabaan shaqo. Dadka meesha
ka shaqeeyo baa kuu sheegi karaan waxa kuu banana
oo xaga caawimaadka eh.
Jobsenter Blas ka Acton
Armstrong Road
Acton
W3 7JL
T: 020 8811 8200
Jobsenter Blas ka Ealing
86-92 Uxbridge Road
Ealing
W13 8RA
T: 020 8258 3000
Jobsenter Blask ka Southall
68 The Broadway
Southall
UB1 1QE
T: 020 8258 3200
Caawimaadka xaga guriyada
Kooxda ka shaqeyaan meesha guriyada waxeey kugu
caawin karaan wax kasto oo ku saabsan guriyada.
Caawimaadka xaga guriyada
Dabaqa 4, Perceval House
14-16 Uxbridge Road, Ealing
W5 2HL
T: 020 8825 8888
Email kooda: [email protected]
Ilmaha dadka ka warqabo oo xaafada Ealing ku
yaalo (ECIRS)
Hadii aad ka walwal santahay cunug mise qof yar
meehsa eey ku nool yihiin mise in eey qatar ku jiraan
waxaad soo wacdaa ecirs. Dadka meesha ka
shaqeeyo baa hadalka kaa maqli sidii eey u fahmaan
waxa dacaayo, markaas ayaga baa kuu sheegi waxa
aad suubineysid. Ayaga baa la xiriiri dadka loo baahto
oo cunuga mise qofka yar caawimaad siini karaan.
T:0208 8825 8000
Warqadaan waxaa soo kowaabiyay Ian Wingfield ( Arimaha goaansan), Lubna Khan (Driktor, Berrymede Junior School), Rachel
Martin (Driktor, West Twyford Primary School) iyo Sonita Pobi (Caafimaadka hormumarkiisa qofka qaabilsan) ayakoo u
suubinayaan Acton Arimahooda Goaansan iyo Shurugta Meelaha Isku Dhow, Koox ka saabsan skoolo hoose iyo meelaha ilmaha
loogu talagalay oo xaafada Ealing ku yalaan.
Waxaa la qoray Febraayo 2013

Similar documents

6th SS (HYSH)

6th SS (HYSH) macalinka, waxay dib kuugu dhigi karaan waqti wanaagsan oo laguula kulmo. Cunugaada waa in uu kuu keeno shaqada guriga, shaqada lagu siiyay buundo, iyo warbixinta horumarka. Haddii aadan arkin kuwa...

More information

Shirka Golaha Dhaqanka Caalamak Islaamka oo ka Socda Indonesia

Shirka Golaha Dhaqanka Caalamak Islaamka oo ka Socda Indonesia KA DHACAYA INDONESIA Maanta oo ay taariikhdu ku beegneyd 2da Maarso 2009, waxaaa si rasmi ah magaalada Jakarta uga furmay Gole Sanadeedka Dhaqaalaha Caalamka Islaamka (World Islamic Economic Forum)...

More information